TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Tuesday 3 April 2012

Waa maxay cudurka ku dhaca dumarka ee vaginitis

cudurka dumarka ku dhaca ee vaginal
Infection oo ah caabuqa ama infection
ka ku dhaca xubin ka taran ka haween
ka ee farjiga ayaa ah cudur dhib badan
ku haya dumar badan isla markaana kala
kulmaan dhibaatooyin badan oo isugu jira xanuuno nadaafad xumo cun cun
joogta ah iyo dhibaatooyin kale sida
kaadida oo dhibta kaadida oo xanuun
jisa kaadida oo gubta xanuun ay kala
kulmaan galmada dhibaatooyin la xiriira
dhalmada iyo kuwo kale oo badan. Dhibaatooyin ka uu keeno cudurkaan ku
dhaca xubin ka taran ka haweenka ee
farjiga waxaa kamida.
1: Caabuq ama infection ku dhaca Hoosta
Haweenka (farjiga).
Caabuqa ama jeermis ku dhaca hoosta haweenka loona yaqaano(vaginitis) waa
xajiin ama cun cun ku dhaca hoosta
haweenka oo sababa keena isbeddelo
aaney haweenta hore u lahaan jirin sida
1: dheecaan hoosta ama farjiga
haweenta ka yimaada. 2: cuncun gudaha xubinka taran ka
haween ka ah mar marka qaarna gudaha
iyo dibada xubinka farjiga.
3: ur ka soo baxda xubin ka taran ka
haweenta iyo calaamado kale.
Haweenka uu ku dhaco cudurkaan badan koodu waxay leeyihiin dheecaan hoosta
farjiga ka yimaada Dheecaan kaasi waxa
uu hoosta haweenka ka dhigaa meel
nadiif ah oo qoyan. Dheecaan ka ka
yimaada haween ka qaba cudurkaan
waxa uu leeyahay ur khafiif ah midab kiisuna waa saafi,
cadaan ama hurdi ah. Waxa laga yaabaa
inuu ku reebo kastuun ka dumarka uu ku
dhacay cudurkaan midab ah hurdi marka
uu ku qalalo kastuun ka. Waxa laga
yaabaa in dumarka qaba cudur kaan yeeshaan dhawr maalmood oo ka
soconayo dheecaan badan oo saafi ah, oo
simbiriirixo leh xilliga badanaa uu ku
aadan yahay na waa kala-barka caado
bileed ka. Waxay tani dhacdaa
marka ukun-sidaha haweenta soo daayo ukun.
Calaamadaha cudurkaan waxaa kamida.
dumarka uu ku dhaco cudurkaan Waxa
ay yeelan karaan mid ka mid ah, ama in
ka badan calaamadahan marka uu jiro
caabuqa fash fashka farjiga haweenka: 1: Isbeddel ku dhaca xadiga, midabka
ama urta dheecaanka farjiga haweenka
2: Cuncun ama gubasho agagaarka
farjiga haweenka.
3: Kaadida oo gubta haweenta.
4: Kaadi qabashada oo soo badata 5: Nabaro ama finan ka soo baxa
agagaarka daloolka farjiga.
6: Galmada oo xanuun haweenta ku
qabata.
7: Qarqaryo ama qandho ay dareento
haweenta. 8: Xanuun caloosha ah ama majiir
caloosha ah.
haddii aad leedahay mid ka mid ah
calaamadahan soo socda xaalada
haweenta waa qatar waxeyna u baahan
tahay daaweyn deg deg ah. 1: caabuqa ama fash fash infection oo
daran.
2: dhiig xagga farjiga ka yimaado oo
badan
3: qandho aad u daran.
4: xanuun dhabarka iyo ubucda ah oo aad u daran.
5: wareer iyo kor olol.
cudurkaan dumarka ku dhaca gaar
ahaana ku dhaca xubinka taran ka
haweenta ayaah cudur ay isu gudbin
karaan labada is qaba ee reerka sidoo kalena wuxuu saameyn ku yeelan karaa
ilmaha uurka gala kadib marka ay
hooyadu qaado jeermiska keena
cudurkaan balse cudurkaan ayaa ah
cudur si fudud loo daaweyn karo waqti
koobana la daaweynayo inshaa allaah. wax yaabaha laga doonayo in ay
sameeyaan dumarka cudurkaan uu ku
dhacay mar kasta waxaa kamida. 1:
Qubeyso maalin kasta oo si fiican u
nadiifi agagaarka farjiga.
2: Goobta ka dhig mid qalalan intii suurogal ah.
3: waa inaad isticmaashaa kastuumo.
4: Isticmaal suufka hoosta lagu xiro
(sanitary pads) haddii dheecaan
badan uu jiro Ha isticmaalin suufka
galiska tambooniga ah (tampons) si uu u nuugo dheecaanka.
5: haweenta uu ku dhaco cudurkaan iyo
seygeeda waxey u baahan yihiin
daaweyn wadajir ah sababta oo ah
noocyada caabuqa ama infection ka
farjiga haweenka waxa la isugu gudbin karaa taabasho galmo.
Haddii aad isku aragto caabuqa ama
infection ka farjiga haweenka oo soo
noq noqda waa inaad sameysaa talooyin
kan si looga hortago soo noq noqoshada
infection kaan: 1: Iska ilaali in jeermis ka ku jira
saxarada in aad ku fidisid gaarsiisid
farjiga meesha laga saxaroodo.
2: Kadib marka aad saxarootid
masaxaada ka bilaw xagga hore oo u sii
wad xagga dambe, adiga oo ka fogeynayaa xagga farjiga.
3: Si fiican u nadiifi dibnaha ama
bishamaha farjiga kana dhig goobta
mid qalalan intii suurtogal ah.
4: Iska ilaali saabuunaha lagu
xajiimoodo, buufinta hoosta haweenka waraaqaha musqusha ee cadareysan
ama suufka galiska ama tambooniga
cadareysan.
5: Qalabka lidka uurka sida giraanta
(diaphragm) iyo qalabka lagu mariyo
alaabta dilista manida (spermicidal applicator) ku dhaq biyo kulul oo
saabuun leh oo si fiican u biyo
raaci.Haddaba haddii aad leedahay
xanuun kan iyo dhamaan xanuunada la
xiriira xubnaha taran ka rag iyo dumar
ka ama aad isku aragtay calaamadaha cudurkaan ama ay jiraan xanuuno kale
oo aad kala kulantay dhibaato inshaa
allaah la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl
gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu
diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa
allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah si aad u hesho
talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa
allaah mahad sanidiin.