TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Friday 6 April 2012

Waa maxay stress ka

Stress ku waa cadaadis xagga maskaxda ah stress ku wuu kala duwan yahay islamarkaana siyaabo kala duwan ayuu ku yimaadaa. Dadku sida stresska ay u qaabilaanna waa ay kala duwan tahay. Stress ku waa qeyb ka mida nolosha banii aadam ka wuxuuna naga saacidaa isla markaana na siiyaa firfircooni marka xaalad adagi ay nala soo daristo tusaale Marka qofku rabo inuu waqti kooban ku sameeyo (qabto) howl iyo waaji baad badan ayaa jirku isku diyaari yaa in uu qabto shaqadaas muhiim ka ah isagoo jirku soo daayo dhacaamo (hormones) jirka kicinaya arrin taas oo keenaysa in qofka ku dhashaan noocyo stress ah si qof ka uga dabaasho una fuliyo arrinta iyo howsha culus ee soo food saartay Taasina waxay muhiim u tahay qofka si uu uga dabaasho nolosha isbed bedel keeda Waana reaction ama falgal caadi ah oo u wanaagsan qofka Matalan haddii ay xaalad adagi sida cabsi oo kale ay qofka soo wajahdo waxaa ziyaada (kordha ama bata) garaaca wadnaha cadaadis ka dhigga qofkana kor ayuu u kaca waxaana badanaaya arrintaana waxaa ka dhasha foojig naanta qofka si xaaladaas adag ama cabsi jir ahaan iyo maskax ahaan ba looga hortago (loo joojiyo).
Stress ka waa laba nooc.
1: nooc fiican (posativ stress) iyo
2: nooc xun (negative stress)
Stress ka fiican:
haddii qofka waaji baadka shaqada uu damacno in uu si dhaqso leh isaga dhameystiro stresska ayaa ka caawinaaya inuu siiyo tamar iyo awood dheeraad ah oo u suuraa gelineysa in qofka si dhaqsa ah ku dhameystiro howlahiisa marka stress kaasi haddii uu qiyaas ku socdo jirka iyo maskaxduna si dheli tiran ay u wada shaqeynayaan markaa nooca stress kani waa kan caadiga ah oo la oran karo stress ka fiican (postive stress)
Stress ka xun.
Haddiise qof ku uu xukumi waayo stress kaas oo miisaanka wada shaqeynta jirka iyo maskaxdu ay meesha ka baxdo waxaa imaanaya stress ka jirrooyin ka keena waana kan lagu magacaabo stress ka xun (negative stress).
Maxaa keena stress ka?
stress ka waxaa keena qofka oo dusha iska saara ama cid kale ay dusha ka saarto wax uusan awood ahaan qaban karin ha ahaato xag dhaqaale ama xag shaqo haddii arrintaas waqti dheer ay socotana waxay wax u dhimeysaa caafi maadka maskaxda iyo jirka qofka. Maxaa lagu gartaa sterss ka xun (negative stress)
Qofka uu ku dhaco cudurka stress ka xun waxaa calaamado iyo astaamo u ah oo lagu gartaa.
1: hurdada oo ku yaraata qofka.
2: concentration ka qofka oo hoos u dhaca.
3: daal badan.
4: farxadda oo qofka ku yaraata,
5: xasuus yari.
6: nasaho laáan xagga jirka iyo maskaxda xitaa hadduu qofku uusan waxba qaban.
7: qofka oo jirka xannuun ka dareemo.
8: mararka qaarna madax xannuun lagu arko.
9: xanaaq badan.
10: dulqaad laáan.
Sidee qofku ku yareyn karaa ama uga hortagi karaa Stress ka xun.
1: Haddii stress xun hayo qofka waxaa muhiim ah inuu isweydiiyo sababta keentay stress kaas kaddibna uu wax ka beddalo sababta keeneysa. Tusaale haddii ay tahay xagga dhaqaalaha waa in qofku isu miisaamaa dakhliga soo gala iyo kan ka baxa oo qofku gartaa inuu wax aanu hayn maskaxda isaga mash quulinin laakiin si macquul ah uu ugu dadaalo sidii duruufa haas uu uga bixi lahaaa isagoo ALLAH wakiila naya.
2: Haddii ay tahay sababta keenaysa stress ka xumi xagga shaqada waa in qofka uu qabtaa intii awooddiisa ah isagoo la tashanaya shaqo bixiyaha uu u shaqeeyo.
3: Haddii stress ku ku yimid dhibaato xagga qoyska qofka ka heysata waa in xal loo helaa dhibaata daasi.
4: in laga fogaado muqaada raadka sida qaadka sigaar ka iwm.
5: Waxaa sidoo kale yareeyaa stess ka jirka oo la dhaqaajiyo sida jimicsiga, orodka socodka iwm. Stress ku sabab ma u noqon karaa in qofka ay ku dhacaan cudurro kale? cudurrada uu stress ku keeni karo waxaa ka mida.
1: Dhiig karka.
2: sonkorawga.
3: wadna xannuunka.
4: cudurka buufiska.
5: nabarada coloosha iyo mindhicirada cudurka gaaska.
6: waalli iyo caafimaad darro kale. Culeyska ama miisaanka qofka oo zaaid ah ma keeni karaa stress.
miisaan ka zaaid ka ah iyo Buurnida iyagaaba jirka ku ah stress Waxaa cilmi baaris lagu ogaaday in qofka buurani uu ka stress badan yahay qofka miisaankiisu caadiga yahay.
Haddaba haddii aad leedahay dhibaatooyin la xiriira cudurka stress ka ama cudurka stress ka kugu hayo dhibaato caafimaad isla markaana uu kuu keenay dhibaatooyin caafimaad oo xagga jirka iyo maskaxdaba leh ama uu jiro cudur ama xanuun kugu hayo dhibaato isla markaana kugu beeray stress iyo isku mashquulid aan sax aheyn ama ba ay jiraan cuduro iyo xanuuno kale isla markaana dhibaatooyin caafimaad kugu haya la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawi maad inshaa allaah mahad sanidiin.