TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16313466278 AMA +16312124467

VIBER +16313466278 AMA +447441954777
WHATSAPP +16313466278 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16313466278 AMA +16312124467

WHATSAPP
+16313466278 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16313466278 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16313466278 +390918777633

+16313466278 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16313466278 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16313466278

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16313466278 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Biya baxa deg dega ah

Maxaa keena biya baxa deg dega xilliga galmada (premature
ejaculationka)? Waxa xaqiiqo ah in waxkasta oo qofka
ku dhacaa ay leeyihiin sabab, hadaba
dhibatadan oo noqotay mid ku baahaysa
dhalinyarta da, yarta ah ayaa waxaynu
soo qaadan doona dhowr qodob oo ah
waxyaabaha keena inuu qofku hore u biyo baxo.
1- Dhibaato nafsiyan ah (psychological
factors) (personal problems) qofka oo
shaqo badan haya maalintii oo dhan
kadibna marka uu guriga yimaado aan
ka helin haweenaydiisa soo dhawayn aad u saraysa, in qofku uu kalsooni daro
ka qaado haweenaydiisa ama gabadhu
ninkeeda aanay aad ugu kalsoonayn.
(sexual
feelings), qofka oo wakhtiga uu galmada
bilaabayo dareema iskubuuq badan (excessive nervousness owing to sex).
Soojeedka habeenkii oo isaguna ka mida
waxyabaha keena, iyadoo loo bahanyahay
qofku inuu yareeyo soo
jeedka faraha badan. 2- Qofka oo ay la soo darsaan
dhibaatoyin xaga jidhkisa ka imida
kuwaas oo ay ka mid noqonayaan,
qanjidh xanuunka (thyroid gland) xiniinta
oo ku xanuunta (prostate infective
diseases) iyo cudurada ku dhaca maskaxda 3- Cabida sigaarku waxay qeyb weyn
ka qaadataa dhibatadan in qofku uu xajin
waayo biyaha wakhtiga galmada,
sababtoo ah unugyada dhiiga qaada
waxay noqdaan kuwo aad u yaryar (our
cells become smaller due to smoking) markuu qofku sigaarka cabo, taasoo
sababta in dhiiga qofku uu xoog u
shaqayn waayo (poor blood circulation). 4- Cunista qaadka, waxa laga yaaba dad
badan inay is waydiiyaan waa maxay
sababta cunista qaadku ay biyo baxa u
keento, qaadka oo ay ku jiraan
maadooyin badan oo raacsan qaybta
mukhadaradka (drug additctive) qofku marka uu qaadka cuno waxa laga yaaba
in hamiga uu u hayo inuu la galmoodo
xaaskisu uu yahay mid aad u sareya
(high capulation drive) lakin inka yar 3
daqiiqo ama 2 daqiiqo ayuu qofku ku
biyo baxaa (early discharge) isagoo markiiba noqda qof hurdo hayso, taasna
waxa ugu wacan cunista qaadka oo ah
daroogo la dagaalamaysa jidhkena
(physical and mentally problem) qofkuna
aanu awoodin inuu marlabaad xaaskisa u tago. 5- arrintan oo ah tan ugu
muhiimsan ee dhakhaatiirka caalamku
isku raaceen inuu keeno biyo baxa
deg dega ah 80% ayaa waxa loo yaqaan
afka qalaad(masturbation) ama qofka oo isagu gacantiisa iskaga keena biyaha isagoo kali ah. Waxa loo yaqaano
( siigada ) Waxaana la ogaaday in
dhalinyarada ay ugu
wacantahay in boqolkiba 70 ay ku
keento dhibatadaasi biya baxa deg dega
ah marka uu qofku guursado waxa loo yaqaano siigada.
Cudurada sababa biya baxa deg dega xilliga galmada waxaa ka mida.
1: cudurka baabasiirka oo ah cudur khatar ah ahna cudurka ugu horeeya ee sababa biya baxa deg dega ayaa ugu badan asbaabaha keena biya baxa deg dega ah iyadoo waliba la socdaan tabar yari xagga raganimada ah boqolkiiba 80 ayuu sababaa baabasiirku biya baxa deg dega xilliga galmada.
2: cudurka sonkorowga ayaa isaguna ah sababaha keena biya baxa deg deg ah.
3:qalliimada qaar ee lagu sameeyo xubnaha taranka ragga oo iyaguna sababa biya baxa deg dega xilliga galmadda.
4: xanuunada qaar sida infekshanada qaarkood iyo xanuunada kilyaha ku dhaca qaarkood ayaa iyaguna sababi kara biya baxa deg dega ah.
5:bixinta mid kamida xiniinyaha ragga oo iyaduna sababi karta biya baxa deg dega ah.
Daaweeyn malee yahay biya baxa deg dega ah?
Haa daaweyn rasmiya ayuu leeyahay si fudud ayaana looga bogsoodaa biya baxa deg dega ah inshaa allaah.
La soo xiriir dhaqaatiirta webkani hadii aad isku aragto biya baxa deg dega ah ama aad isku aragto tabar yari xagga ragganimada ah iyo dhibaatoyinka guud ee la soo dersa xubnaha taranka ragga iyo dumarka ba. Dhaqaatiirtu waxey hubineysaa asbaabta ka dambeysa dhibaatada kadibna inshaa allaah daawada ku haboon ayaa laguu diyaarinayaa si fudud noogu soo gudbi hadii aad isku aragto cillad xagga raganimada ah inshaa allaah waxaan diyaar u nahay caawintaada talo iyo tusaaleyn inshaa allaah mahad sanidiin.