TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Sunday 1 January 2012

Waa maxay baraska ama vitiligo

baraska waa cudur ku dhaca oogada sare ee maqaarka qofka uu ku dhaco cudurkaani ayaa waaya midabka caadiga ah ee oogada sare wuxuuna isu bedalaa midabka qofka cadaan aan wax midab laheyn.
Baraska ayaa ku bilowda si tartiiba isagoona ka soo bilowda badanaa faraha gacmaha lugaha wejiga wuxuuna ku fidaa jirka oo dhan haddii aan la daaweyn ama aan la joojinin ffiditaankiisa.
Sababta keenta in qofka uu ku dhaco cudurkaan baraska ayaa ah markii ay dhintaan unug yada qaabilsan midabeynta oogada sare ee jirka unug yadaasi waxaa loo yaqaanaa (melanocytes).
Lama garanayo ilaa hadda asbaabta rasmiga ee keenaysa dhimashada unug yadaani iyo guud ahaan sabaabta keenaysa baraska.
Baraska malaha dhibaato kale oo caafimaad aan ka aheyn dhibaatada midab la aanta.
Baraska kuma fido macaamilada caadiga sida taabashada salaanta wax kala iibsiga wada hadalka iyo in hal meel la wada fadhiisto.
Baraska wuxuu u kala baxaa 2 nooc.
1: nooc marka cirbad lagu duro uu ka soo baxo dhiig noocani waa nooca ugu sahlan xagga daaweynta.
2: nooc marka la duro uu ka soo baxo dheecaan cad noocani waa nooca ugu dhibka badan daaweynta baraska.
Si kastaba ha ahaatee daaweynta cudurka baraska ayaa ah mid aad u fudud iyadoona la daaweynayo muddo gaaban inshaa allaah.
Haddaba la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan si aad u hesho daawo rasmi inshaa allaah dhaqaatiirta ayaa gacan kaa siineysa daaweynta iyo guud ahaan xaaladaada caafimaad la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah si aad u hesho talooyin caafimaad inshaa allaah mahad sanidiin.