TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Wednesday 18 January 2012

Waa maxay qaamo-qashiir (mumps)

Qaamo-qashiir waa cudur ku
badan caruurta wuxuuna ku
dhacaa qanjirka lagu
magacaabo "Parotid Gland",
qanjirkaan wuxuu ka mid yahay
qanjirrada soo daayo calyada. Waxaa badanaa keeno caabuq
feyruus waxaana
calaamadihiisa ka mid ah:
- Barar iyo xanuun markii wax
la calaanjinayo (bararka wuxuu
noqon karaa hal dhinac laakiin wuxuu u badanyahay in labada
qanjir ay bararaan)
- Qandho
- Madax xanuun
- Xanuun xiniinyaha ah (isla
feyraska keena qaamo- qashiirka ayaa keeno caabuq
xaniinyo kaaso hadii aan la
daaweyn u keeni kara
dhalinyarada dhalmo l'aan)
- Calaamadaha waxaa ka mid
ah: afqaleel, dhago-xanuun iyo in codka uu xirmo.
- 20% ka mid ah ilmaha ku
dhaco qaamo-qashiirka wax
calaamado ah ma yeeshaan
waxayna halis leedahay in
cudurka uu ku faafiyo caruur kale iyadoo aan laga warqabin.
Markii cudurka caruurta ku soo
socdo waxaa lagu fahmaa
qandho, madax xanuun, cunno
xumo iyo tabardarri. Badanaa cudurka wax
baaritaan ah laguma sameeyo
oo waxaa lagu gartaa
muuqaalka iyo calaamadahiisa. Qaamo-qashiirka waa cudur ay
isku gudbin karaan caruurta
wuxuuna ku gudbaa calyada
markuu qofku qufaco ama
hindhiso.
markii caruurta ku dhaco cudurkaan waxay ku gudbin
karaan muddo 2 isbuuc ah
gudaheeda. Qaamo-qashiirka malahan
daawo u gooni ah waxaa loo
isticmaalaa daawo kaalmaati
ah sida qandho jabis, in biyo iyo
cusbo lagu luqluqdo iyo
cabitaan badan. Ilmaha in aan la siinin furuutka
iyo waxyaabaha aashitada leh
inta xanuunka hayo maadaama
waxyaabahaas ay kiciyaan
qanjirrada calyada taasoo
xanuunka uga sii dari karta. Qaamo-qashiirka waa cudur
iska baaba'a iyadoo uusan
gaysan dhibaato weyn.
Sidoo kale cudurkan wuxuu sababi karaa ama u gudbi karaa xiniin yaha ragga isagoona halkaa baaqi ku noqon kara muddo dheer arrintaas oo keeni karta dhalmo la aan ninka ragga kaga timaada arrintaan waliba xaalada noocani marka ay dhacdo waxey sababi kartaa dhalmo la aan joogta ah.
Caruurta qaar ee cudurkaani ku dhaco ayey waalidiinta inta badan u maleeyaan in cunugooda ku dhacay cudurada qaar ee ku dhaca quumanka iyagoo markaa ilmahii siiya daawooyin aan markaa ku habooneyn arriintaa oo sababi karta in xaalada ilmaha sii xumaato ama cudurka noqdo mid xagga hoose ee xiniin yaha u dhaadhaco arrintaa oo keenaysa cawaaqib xumo dambe oo la xiriirta xagga dhalmada.
si kasta ha ahaatee haddii aad leedahay xanuun ama xaaladaada caafimaad ay tahay mid xun ama uu jiro xanuun ama cillad aadan lahaan jirin la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daawo caawimaad talo siin buuxda la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daaweyn rasmi ah oo ku haboon xanuun kaada inshaa allaah mahad sanidiin.