TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Saturday 21 January 2012

Kansarka mindhicirka

Ugu horeyn inta aanaan u gudo gelin
mowduuceena waxaan door biday
inaynu bal horta isla fahanno waxa uu
yahay Kansarka iyo halka uu salka ku hayo sharax koobanna aan ka bixinno Wejiyada kala duwan ee uu soo maro,wax yaabaha dhaliya iyo doorka ay ka ciyaaraan Unug yada Jidhkeenu ka samaysan yahay inshaa allaah.
Kansarku wuxuu ku dhici karaa qeyb kasta iyo Xubin kasta oo Jidhka banii aadam ka kamida,Unug kasta oo
Halbowla yaasheenu kasamaysan yihiina
wuxuu takhasus kuyahay waxyaalo gaar
ah oo ku kaydsan,oo sheegaya wax
qabadkooda,hab dhaqankooda iyo
koriimadooda ,Unug yadaas oo ay
ka dhexayso hab war isgaadhsiineed oo ay ku xidhiidhaan ama kuwada
shaqeeyaan,Waxay kaloo xambaarsan yihiin qaab-dhismeed keena, hab-
dhaqan keena, dabeecadeena iyo weliba dhaxalkii awoow yaasheen oo ay soo galeyso kumanaan wax oo aanan
hadeer halkan kusoo koobi karin, hadii
uu markaa meesha kabaxo hidihii uu xambaar sanaa unugaasi ama xidhiidhkii u dhexeeyay Unugyadu qabsoomi waayo waxaa markaa aan sidii loogu tala galay u qabsoomayn Shaqadii loo igmaday unugaas,taasoo markaa kalifta in koriimadii Unugu noqoto mid aan xad lahayn oo khal-khal ku yimaado majaruhuna ka habaabo. Inta Unug isu bedelayo Kansar waxay
badiyaa qaadataa Sanado, waxaase jirta in mar walba unugyo kamida jidhka
yeeshaan qaab-dhismeed ka aan
dhamays tirnayn ee gabay shaqadoodii
inaga oo aan dareemin, nasiib wanaag waxa inta badan ogaada Immune system-keena oo ah Taliska guud ee dusha ka ilaaliya Unug yada kamarin habaabay wixii shaqadoodu ahayd kana dhiga mid aan khatar geysan iyagoo
baabi'inaya, hadiise Immune system keenu awoodi waayo inuu dilo unugaa ridoobay waxa meesha imanaysa inuu Unugaas oo kaashanaya qaar kale oo noociisa ahi isu rogaan waxa loo yaqaano Kansarka. Hadaba inuu Unug ama Unugyo kamida qaab-dhismeedka Jidhka gabo wixii markii hore shaqadiisu ahayd ama uu xafido wixii ku kaydsanaa sidoodiina u dhaqan geliyo waxaa keeni kara wax yaabo badan oo saamayn dibadeed iyo mid gudeed ba ka dhalan karta,hadaan qaar kamida halkan kusoo qaadano waxa kamida Xidhiidhka wada shaqayneed ee
ka dhexeeya Unugyada laftooda oo ciladi soo wajahdo Isticmaalka waxyaalaha hoos ku qoran ee
dhalin kara Kansarka noocyadiisa kala
duwan (siiba kan aynu hada kawarameyno)
Gen-defect. jahada kalumisa oo
kutimaada Unuga laftiisa
Mid aad ka hido raacdo Awoow yaashaa
ama mid kamida Ehelkaaga dhow oo aad ka hido raacdo Xanuunka oo Unugan ku kaydsanaa Muruga kaala soo derista Qof aad jeclayd (Waalid,Walaal iyo Wehel) oo aad weydo sidaasna Cilladu ku timaado. Waxaana sidoo kale wax ka sheegay naa wax yaalaha dibada kaaga yimaada ee dhalan rogi kara Unugyada jidhka sida wax yaabaha sii daaya Radio-active-ka si kasta ha ahaatee Unugyadan aynu kahadlayno ee dhalan rogma Kansarkana isu bedelaa waa kuwa curdinka ah ee markaa abuurmaya, aalaana ma dhacdo in
Unugyada qaan gaadhay majara habaabaan hadii aanay ku iman wax ka xoog batay.
1: Caloosha (stomach)
2: Mindhicirka-weyn (Colon)
3: Mindhicirka-yar (Jejunum / Ilium)
4: Dhamaadka-mindhicirka (Rectum)
5: Qabsinka Appendix vermiformis)
6: Mindhicirka laba iyo tobanlaha (Duodenum)
Guud ahaan Kansarka waxa loo qeybiyaa
laba nooc oo kala ah:
A: Mid fiican iyo
B: Mid xun
Iyadoo lagu kala saarayo Xubinta unugani ka soo bilaabmay iyo inta ay le'egtahay dhalan roganka Unuga laftiisa Kan hore wuxuu ku ekaadaa meesha uu ka soo if baxay isaga oo aan u gudbin Unug yada kale ee ku xeeran waana sidaa sababta loogu bixiyey mid
fiican.maadaama ay fududahay in wax
laga qabto. Nooca labaad (Metastasen) kuma ekaado Unuga uu markii hore ka bilaabmay oo qudha ee wuxuu markiiba weeraraa unugyada kale ee kuxeeran
burburiyaana, intaa soo qudha kuma
ekaado dhibaata diisuye wuxuu si toosa u raacaa Dhiiga oo ah gaadiidka Jidhka
isagoo sida ugu dhaqsaha badan
ku gaadha Unugyo kale oo hor leh kuna
baahsan qaybaha kala duwan ee Jidhka
kuna abuuraa Unugyo cusub oo hor leh
Cudurka, sidaas ayuuna kula baxay Magaca ah (Mid xun).
Noocan dambe aad bay u adag tahay
xakamayntiisa iyo in xal loo helo,maadaama uu kufidayo xawli sare.
ilaa xataa lagaran waayo Xubinta uu
asal kiisii hore ka soo bilaabmay.
Qaliin lagu sameeyaa makeeno badiyaa guul laga soo hooyo maadaama uu si xawli ah ugu faafayo qaybaha jidhka.Qaabka keliya ee noocan loo waajahaa in lagula dagaalamo Shucaac lagu gano meelaha uu saldhigtay iyadoo larajaynayo in lagu dhimo ugu yaraan xawaaraha uu ku fidayo iyo in sijoogto ah baadhitaano isdaba jooga loogu sameeyo qaybaha kale ee Jidhka. Hadii la ogaado inta uu yaryahay Unuga
Kansarku ka bilaabmay waxay horseedi
kartaa in laga miro dhaliyo daaweyntiisa Hadii Unuga Kansarku kabilaabmay dhexroorkiisu kaweynaado hal sentimiter (1cm) waxay u badan tahay inuu mar horeba u gudbey Unugyo kale oo hor leh marka laga hadlayo Nooca xun (inkasta oo aanay mar walba sidaa u dhicin oo Tumorada qaarkood si dhaqso ah u dhul balaadh sadaan, halka qaar kalena qunyar socod yihiin). Hadii la ogaado Xubinta uu asalkeedii
hore ka bilaabmay nooca xawliga kufida
Metastasen (nooca xun) waxaa daraasado la sameeyey lagu ogaadey in lagu saadaalin karo Xubnaha cusub ee uu weerarkiisu kusoo maqan yahay ,boqolkiiba Todoba ayaa ah
noocyada Kansarka xawliga kufida,nasiib darose mar hadii Cudurku kasoo gudbo Unugii uu kabilowday lana ogaado goor uu ku habsadey Unugyo hor leh oo noqon kara wax kastoo Jidhka kamida waxaa adkaanaysa in la saadaaliyo Organada uu ku soo fool leeyahay ,arintaa soo mugdi gelisa rajadii laga qabey ka guulaysiga
Cudurkan halista ah.
Kansarka Mindhicirka:
Kansarka mindhicirku wuxuu aad ugu
badan yahay Wadamada qaniga ah iyo
kuwa Warshadaha hore uga maray.
Kansarka mindhicirku wuxuu ka soo
baxaa Mindhicirka weyn. Wuxuuna sida
qaalibka ah ka billawdaa Buro yar oo ka soo baxda Mindhicirka oo loo yaqaan
polyps. Muddo kaddib, polyps-ka qaarkii
wuxuu isu bedelaa kansar. Kansarka-
mindhicirku waa kansarka gala
Mindhicirka-weyn (colon), qaybta hoose
ee habka-dheefshiidka. Marka lagu daro Kansarka dabada oo isna gala 6-da
halbeeg ee ugu dambeeya ee Mindhicirka waxaa la isku yidhaahdaa Kansarka- mindhicirka.
Badiyaa Tumorada kudhaca Mindhicirka yari ma badna boqolkiiba sagaashan baa lasheegaa inuu Cudurkani kudhaco Mindhicirka- weyn halka kan dabada lagu qiyaaso boqolkiiba Laba. Si kasta ha ahaatee qayb kasta oo Mindhicirka ahba wuu ku dhici karaa, waxayse ku kala tagsan yihiin nooca Xubinta haleelay inuu yahay mid xun iyo mid fudud. Calaamadaha lagu garto:
1:.Dhiig lagu arko Saxarada
2:.Mindhicirka oo majiirma
3:.Shuban iyo Calool istaag isu kaa bedela
4:.Isbedel kuyimaada sidii aad u saxaroon jirtey
5:.Dibiro soo noq-noqota
6:.Xanuun ama Xumad
7:.Saxarada oo silama filaana usoo dhaafta qofka
8:.Miisaanka Qofka oo si lama filaana isu dhima
9:.Appetite-ka oo kaa luma,
10:. Daal, Wahsi
11:. Uur ku jirta oo si la dareemi karo kuu adkaata
Maadaama isbedelka Kansarka- mindhicirku yahay mid soo gur-guurta
waxay sababtaa in badiyaa la ogaado
goor dambe,calaamada ugu horaysa ee
lagu gartaana waxay tahay marka
Saxarada lagu arko Dhiig.
KA HORTAGA CUDURKAAN.
Adigoo badsada waxyaalaha ay
kubadan yihiin Vitamins-ka siiba Vitamin D iyo Vitamin C waxay wax weyn ka tartaa ka hortaga Kansarka-mindhicirka. Sida Loo Baadho: Farsamooyinka lagu daah furo laguna
ogaado Kansarka-mindhicirku waxay
ku kala duwan tahay hadba inta ay jirto
masaafada uu gogosha dhigtay Kansarku. Rubuc kamida Cudurku wuxuu
sababo aanan lagaranayn ugu dhacaa 15-ka cm ee u dambeeya Mindhicirka waxana badiyaa dhakhaatiirtu u adeeg sadaan qalab la'aan iyagoo Fara ku taabasho isticmaalaya (Faraha ku cadaadinaya qaybta ugu hoosaysa Mindhicirka).
Meelaha ama Gobolada halkaa kasii durugsan waxa lagu hubiyaa
baadhitaanka nooca (Rektoskopie)-ga loo yaqaano. Marka gebi ahaan Mindhicirka wayn si hufan loo baadhayana waxaa loo adeegsadaa baadhitaan ka loo yaqaano
(Koloskopie)-ga (Tuubo afka hore ku wadata camera iyo Maqas halmar
lagu wada samaynayo baadhis iyadoo
weliba meesha laga shakiyo qayb yar oo
kamida la soo jarayo si baadhis
dheeraada oo Labor loogu sameeyo. Sidee looga hortagaa cudurkaan:
Cunida Khudradaha iyo midhaha siiba kuwa Qamadiga iyo wixii dhigooda ah Kaluunka iyo Hilibka (Digaaga) oo lagu doorsado Hilbaha kale Kawaantoobidda Cabida Aalkohoolka . In laga dheeraado wax yaabaha dadku u isticmaalaan inay ka helaan Energy aan dabiici ahayn Badsiga dhaq-dhaqaaqa Jidhka sida Isboortiga . Marxaladihiisa khatarta ah: Marka uu Kansarka-mindhicirka qaan
gaadh noqdo gaarana Unugyada kale ee ku xeeran ama Tumorku noqdo mid aad u kobcay ama yahay mid dhiig bax badan samaynaya waxaa Qofka ku iman kara dhiig la'aan. Hadii Tumorku aad u weynaado wuxuu sababaa inuu adkeeyo soo bixitaanka Saxarada ama mararka qaarkood isba hortaagaa,taasoo ay qasab tahay in sida ugu dhaqsaha badan qaliin deg-deg ah qofka loogu sameeyo. Waxaa dhacda in cadaadiska koritaanka Tumorku sababo daloolinta Gidaarka Mindhicirka,wixii Mindhicirka ku jireyna kusii daayo Uur kujirta taasoo keenta ama lagu garto xanuun aad u daran oo si dhaqso ah Qofka ula soo dersa,intaa waxaa dheer in marxalada noocan oo kale ahi gaarsiiso Qofka ku sugnaan shaha halista nololeed meesha
ugu saraysa iyo weliba in fatahaadii
Mindhicirka dalooshamay Kansarku uga
sii gudbo Halbowlayaal kale oo hor leh Sida: Sambabada iyo Beerka iyo weliba
isagoo bur-buriya Xubno kale oo
muhiimad weyn ugu fadhiya nolosha. Waxyaabaha laga deyriyey:
Cuntooyin ka Duxdu ku badan tahay kuna yartahay waxayaabaha Dhirta kasoo jeeda badsigooda sida:
Saladhka, Khudrada iyo Midhaha
Waxyaabaha ladubey, aadka loo
dubay (ilaa ay yeeshaan dhibco mad-
madow) Cuntooyinka Milixdu kubadan tahay Cabitaanka Aalkohoolka Qiijinta Sigaarka intuba waxay usii gogol xaadhaan Kansarka-mindhicirka.
Haddaba haddii aad dareemayso guud ahaan caafimaad darro ama uu kula dersay xanuun iyo cudur dhaqaatiirta website kan ayaa kuu diyaarisay daawo daryeel caafimaad oo dhameystiran la soo xiriir dhaqaatiirta si laguu caawiyo si aad wax badan u ogaato si aad u hesho daaweyn rasmi ah inshaa allaah.
Dadka uu haleelay cudurkaan dhamaan waxaan ogeysiineynaa in xarunta idiin diyaarisay daawo rasmi ah oo cudurkaan ku aadan oo la qaadanayo muddo 90 maalmood inshaa allaah mahad sanidiin.