TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Wednesday 18 January 2012

Waa maxay howl gabka kacsiga (impotence)

Dhibaatada dareen la aanta kacsiga, loona yaqaan howlgabka kacsiga wuxuu ku yimaadaa 5 - 10 % nin ee da'da 40 ka
gaara. Da'duna si kala duwan ayay ugu korortaa, sidaasi ayaa 5 ka mid ah 10 kii nin ee 70 jir ah ba la kulmaan heerar kala duwan ee cudurkan. Dhibaatada howlgabka kacsigu inta badan waa dhibaato siyaabo kala duwan ku timaadaa da, kastana waa ku imaan kartaa. Dhibaatada Cudurkan waxaa ka mid ah ragga kacsadaa bilowga hordhaca galmada, hase yeeshee aan sii wadi karin kacsigii iyagoo waaya waqti ku filan oo ay ku galmoodaan. Kacsigu wuxuu ku bilowdaa isaga oo ku xiran dareen kacsi, markii ay xididada yar
yarka ah ee xubinta galmada ninka ay
fiddo soona galaan qulqul dhiig ah
xubintaasi. Xubinta galmada ninka waa ay weynaataa, laakiin haddii ay xididada dhiiggu ay dhiigga ka saaraan xubintaasi, way soo uruurtaa, markii ay xubintaasi kacdona waa ay weynaataa waana dheeraataa. Cudurkaan howl gabka kacsigu wuxuu ku yimaadaa iyada oo ay qulqulka dhiiggu soo gaarin ama uusan joogtoobin, kadibna aad is aragto inaadan kacsan karin ama muddo yar kaliya kacsato. Inta badan xaaladaha cudurkan waxaa sabab u ah cudurro jirka ku dhaca. Da'du shardi uma aha iney keento cudurkan howl gabka kacsiga. Xernaanshaha xididada dhiiggu waxay hoos u dhigtaa inuu dhiiggu aado xubinta galmada ragga. Cudurkaan howl gabka kacsiga wuxuu caadi ahaan ku yimaadaa cudurradaan dadka qaba.
1: kaadi macaanka,
2: wadna xanuunka,
3: dhiig karka
4: cudurada neerfaha
5: iyo ragga qalliin lagaga sameeyay
qanjirka prostate ka.
6: isticmaalka Kiniiniga jirka biyaha ka saara (diuretics)
7: iyo daawooyin ka loo qaato dhiig
karka, kuwa suuxdinta, daawooyinka buufiska ama buuqa loo isticmaalo
(anxiolytics) waxay keeni karaan cudurka howl gabka kacsiga.
Cudurkan ama xaaladaan howl gabka kacsiga ragga sidoo kale waxaa keeni karaan xanuuno badan waxaana ka mida cudurada iyo xanuunada keeni kara.
1: cudurka baabasiirka
Oo isagu ah cudurka ugu weyn uguna wax yeeleynta badan xubnaha taranka ragga iyo dumarka.
2: cudurka infection ka
Cudurkaan oo isagana ah cudur wejiyo badan leh isla markaana si yaabo kala duwan ku yimaada ayana sababi karaan cudur keeenayaal badan oo kala duwan.
3: isha sixirka iyo jinka oo iyaguna sababa xanuuno badan oo banii aadamka la soo darsa 3 dan cudur sababayaasha ah ayaa iyaguna sababi kara dhibaato la xiriirta howl gabka kacsiga oo waliba joogtanoqon kara kuwani ayaa sababi kara xanuuno iyo cillado badan oo la xiriira xubnaha taran ka rag iyo dumarba xanuuno la xiriira dhimirka kuwo la xiriira nafsada iyo dhibaatooyin kaloo aad u badan inshaa allaah waxaan ku falan qeyn doonaa maqaal gaar ah oo arrintaan ku saabsan sidoo kale howl gabka kacsiga ragga waxaa sababi karaan xaaladaha la xiriira murugta badan fikirka badan
Dhafarta badan ee habeenkii in badan in qofka soo jeedo.
Sidoo kale waxaa howl gabka kacsiga waxaa sababi karaan nafaqo darida in qofka la soo daristo xaalad macluul ah
khal khal ku yimaada habka shaqo ee hormoonada ninka hoos u dhac ku yimaada qaar kamida vitamins ka jirka aasaasiga u ah.
Sidoo kale waxaa jirta xaalado kale oo sababi karaan howl gabka kacsiga ragga
Waxaana kamida adeegsiga farsamo khaldan tusaale in qofka sameeyo in muddo ah in uu (siigeysto) waa fal ninka biyaha shahwada gacantiisa isaga keenayo waana fal in badan sababi kara xanuuno badan howl gabka kacsigana kaalin weyn ayey kaga jirtaa.
Sidoo kale waxaa kamida sigaar cabista cunista qaadka iyo dhamaan mukhaadaraadka guud ahaan waa asbaabaha keena howl gabka kacsiga.
Howl gabka kacsiga ragga waa suurtagal in ay la socdaan cudurro xaalado iyo cillado kale sida biya baxa deg dega ah shahwo yari dhalmo la aan iyo guud ahaan xanuuno kale sida dhabar xanuun kilyo xanuun calool fadhi iyo dhibaatooyin kale oo badan.
Sidoo kale waxaa dhici karta in howl gabka kacsiga ragga xaalado kale la socon taa soo ah in qofka dareemo howl gabka kacsiga laakiin caafimaad kiisa kalena uu fiican yahay.
Haddaba haddii aad ka cabaneyso dhibaatooyin la xiriira xagga jinsiga rag iyo dumar ba sida howl gabka kacsiga tabar yarida raganima biya baxa deg dega dhibaatooyinka la xiriira shahwada sida shahwo yarida yaraanta noolayaasha shahwada ku jira dhibaatooyinka la xiriira xagga taranka sida dhalmo la aanta dhiciska joogtada ah ama dhibaatooyin kaasi ay hayaan qof kamida ehelkaada asxaabtaada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daaweyn rasmi ah caawimaad buuxda talooyin inshaa allaah mahad sanidiin.