TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Tuesday 15 May 2012

Waa maxay taran sidee se noola yaashu u tarmaan

Taranku waa astaan ay leeyihiin dhamaan noola yaasha, noola yaashuna si ay u sii jiraan waa in ay tarmaan, si ay u badalaan kuwa dhinta, oo aanay u dabar go’in.
cilmiga saynisku waxa uu taran ka u qeybi yaa laba qaybood oo kala ah:
1: Taran jinsiile sexual reproduction Waa taran ka ay ku lug leeyihiin oo si wada jir ah ay uga wada qeyb qaataan jinsi yaasha kala ah labka iyo dhadigga marka uu noole cusub sameys mayo, waana taranka ay sameeyaan dadka, qaar ka mida xayawaanada kale, iyo inta badan dhirta.
2: Taran jinsi laawe Asexual reproduction
waa taran ka uu hal jinsi ku lug lee yahay, ama hal jinsi uu dhalo ilmaha cusub, taran kan waxa sameeya noola yaal ay ka mid tahay Bakteeri yada.
Dhamaan dadka waxa ay ku dhashaan taran ka jinsii laha ah "sexual reproduction" Saynis ahaana waxa maanta la ogyahay in ay jiraan noola yaal badan oo sameys ma abuur ma iyadoo uusan lug ku laheyn jinsiga labka. tusaale ahaan, shinida lab keedu waxa uu ka sameys maa beedka boqorada oo aan labku wax bacrimin ah ku sameynin. Casrigana waxa uu dad kaba awood u leeyahay in uu cariyo (stimulation) beedad ka noola yaasha qaar
ka mid ah, sidaas awgeedna beedka la
cariyaa waa uu kobcayaa isaga oo aanu
bacrimin labka. go’aaminta Jinsiga (Sex
Determination)
Noole kasta oo adduunka ku nooli waxa
uu ka kooban yahay lab iyo dhaddig, jinsi (Species) kasta oo jiraana waxa uu
leeyahay walxo hiddeed oo u gaar ah kuwaas oo astaamaha la kala dhaxlayo u kala qaada waalidka iyo carruur tooda.
Walxa haas masuul ka ka ah qaadista
hiddaha iyo astaamaha la kala dhaxlo
waxa loo yaqaanaa karomosoomyada
(Chromosomes).
Tirada Karomosoom yada ah ee uu jinsi
kasta oo noole ahi yeela nayaa waa mid
jinsigiisa u gaar ah oo uu kaga duwan
yahay jinsiyada kale.
Tusaale ahaan jinsiyadan kala duwan ee noola yaasha ahi, waxa ay leeyihiin tirooyin karomosomyo kala geddisan,
kalana ah:
Jinsiga duqsiga miraha “Fruit fly” waxa uu leeyahay 8 Karomosom yo ah.
Jinsiga xayawaanka Kaangaruuga
“Kangroo”, waxa uu leeyahay 12 Karomosoom yo ah.
Dadkuna waxa ay leeyihiin 46 karomo soom yo ah Lix iyo afartanka (46) karomosoom yada ah ee ay leeyihiin dadku, afar iyo afartan (44) ka mid ah ayaa go’aamiya astaamaha uu yeelanayo jidhka bani aadamku sida.
1: midabka
madaw
caddaan
maarriin
2: dhererka
dheer
gaaban
dhexe
3: maskax
Maskax badnaan
maskax dhex dhexaad
maskax yarida
4: qaabka timaha
adeyg
jileec
5: midabka indhaha
6: iyo astaamaha kale ee jirkeenu
yeesho.
Afar iyo afartankaas (44) karomosoom ee go’aamiya astaamaha jirka waxa loo yaqaanaa karomosoom yada jirka
“Body or autosomal chromosomes”. Labada karomosoom ee kale oo ka mid ah lix iyo afartanka karomosoom ee jirka dadka ku jira, ayaa iyaguna go’aamiya sida la sheego jinsiga qofka oo ah in ilmuhu noqonayo lab ama
dhaddig.
Labadaas karomosoom na waxa loo yaqaanaa “Sex chromosomes” ama “Karomaosoom yada jinsiga”.
Lix iyo afartanka karomosoom ee
jir keena ku jira saddex iyo labaatan ka
mid ahi waxa ay ka imaadaan
hooyooyin ka, karomosoom yadaas ka
imaanaya hooyada waxa loo yaqaanaa karomosoom yadii hooyada ama “maternal chromosomes”
saddex iyo labaatan ka kale ee ka mid ka ah karomosoom yada waxa ay ka
imaadaan aabayaasha karomosoom yadaas ka imaanaya aabaha waxa loo yaqaanaa karomosoom yadii aabbaha ama “paternal chromosomes”
wadar tooduna waxa ay noqoney saa lix iyo afartan.
22 chromosome oo aabuhu soo daayo iyo 22 chromosome oo ay hooyadu soo deyso ayaa ah karomosoom yada go’aamiya astaamaha jirka banii aadam ka.
1 karomosoom oo ah kan aabuhu soo daayo iyo 1 karomsoom oo ah kan ay hooyadu soo deyso ayaa markay isu tagaan noqda kuwo go’aamiya jinsiga ilamaha uurka ku jira.
Karomosoom ka jinsiga ee uu aabuhu soo daayo waa mid ka kooban X iyo Y, oo u kala taagan in ilmaha noqdo jinsiga labka ama jinsiga dhaddiga.
X: Waxay u taagan tahay in ilmuhu mar
walba uu noqdo dhaddig.
Y :Waxa ay u taagan tahay in ilmuhu mar walba uu noqdo lab.
taran ka ayaa mar kasta waxa uu yahay mid ahmiyad weyn ku leh dhamaan noola yaasha kala duwan gaar ahaan banii aadam ka iyadoona taran ka uu yahay mid isagu tiirar aasaasi u ah jiritaan ka noola yaasha dhamaan iyo sii jiritaan ka dunida intaba waayo haddii uusan jirin taran iyo in jiil ba jiil dunida taran kaga tago waxaa iska cad in jiritaan ka dunidan casiga ah maanta aysan jiri laheyn dadka iyo noola yaasha kalena dunida ay ka zuuli lahaayeen.
Si kastaba ha ahaatee waxaa jirta in maanta dad badan oo soomaali ah oo dunida ku nool aysan wali u suura gelin in ay ubad dhalaan una helaan taran jirkooda ka soo go'ay arrin taasi ayaa waxaa lagu sifeyn karaa dhibaatooyin badan oo dad kaasi la soo darsa ayna ugu horeyso dhibaatada la yiraahdo dhalmo la'aanta oo iyada ku timaada wajiyo badan oo kala duduwan iyadoona mowduuca dhalmo la'aanta keeni karo taran la'aan joogto ah isla markaana caqabad weyn ku noqon kara in dadka qaar kiisa wax dhalaan dunida na ku tarmaan arrin taan ayaa waxa ay dhici kartaa marka qofka ay haleesho musiibada dhalmo la'aanta isla markaana uu waayo goobo caafimaad iyo dhaqaatiir daacad ah isla markaana aqoon durugsan u leh wax yaabaha keeni kara dhalmo la'aanta guud ahaan arrin taas oo ugu dambeynta quus iyo rajo la'aan weyn ku beerta dadyow badan oo caalamka ku nool somalidana ay ka mid tahay.
Haddaba haddii aad leedahay dhibaatooyin la xiriira xagga taran ka ama ay ku asiibtay mushkilada weyn ee dhalmo la'aanta ama taran kii iyo dhalmadii hakad kaaga yimid ilaa imikana aadan helin xal caafimaad oo waara la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay bi idnillaah daaweyn rasmi ah iyadoona dhaqaatiirta website kani kuugu diyaar yihiin ilaa 8 dhaqtar oo ku takhasus tay dhalmo la'aanta iyo cudurada ku dhaca xubnaha taran ka ragga iyo dumarka guud ahaan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.