TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Monday 28 May 2012

Qaar kamida cudurada galmada lagu kala qaado iyo sare u kaca joogtada ee level ka hormoon ka FSH ayaa ah sababaha ugu badan ee keena dhalmo la'aanta

infection na ada galmada la isugu
gudbiyo ee loo yaqaano sexually
transmitted infections (STI' S) waa
jiroooyin ama caabuq la isugu gudbiyo
xiriirada galmada marka la isu
galmoonayo. Qaar ka mid ah STIs ama cuduradan
galmada ku faafa waxaa ku jira:
1: Feyraska unugyada taranka,
2: fiixda unugyada taranka,
3: cudurka chlamydia,
4: cudurka jabtada, 5: cudurka trichomonas,
6: cudurka isfiilatada,
6 dan cudur oo ka mida
Cudurada galmada ku faafa ee STI's
waxay dhalin karaan dhibaatooyin
fara badan iyagoo ka bilowda cuncun yar kadibna keenaan jirrooyin khatar ah oo
wax yeelo daran ku yeelata caafimaadka,
haddii aan la daaweyn, STIs badan kooda
waxa ay sababa yaan ma dhaleysnimo
joogta ah iyagoona keenaya dhalmo
la'aan joogta ah taasi oo sabab u ah in cuduradaan sababaan.
1: howl gabka ukxanta dumarka iyo
ragga guud ahaan
2: sidoo kale waxey khal khal geliyaan
hormoonada jirka ragga iyo dumar kaba
3: iyadoo markaa bacteria da iyo feyras yada cuduradaan sababa ugu dambeynta
u gudbaan qul qulka dhiiga ee qofka
taasi oo ugu dambeynta keeneysa in hab
dhisyo kale oo aan aheyn hab dhiska
taran ka wax yeelo gaarsiiyaan taasi oo
ugu dambeynta keeneysa khataro caafimaad oo aad u weyn ama xitaa
dhimasho.
Ma garan karaa haddii aan qabo mid
kamida STI's ku?
inta badan cudurada galmada lagu kala
qaado ragga ayaa muujiya calaamadaha iyo astaamaha cudurada STI's ku
sababaan balse qaar kamida ragga ayaa
iyaguna muujinin wax calaamado ah.
Inta badan dumarka ma muujiyaan wax
calaamado ah marka ay qaadaan
cudurada STI's ku sababaan balse sidoo kale qaar kale oo dumarka kamida ayaa
iyaguna muujin kara calaamadaha
cudurada galmada ku faafa kadib marka
ay qaadaan cudura daasi.
Dadku waxay u muuqan karaan sidii dad
caafimaad qaba lakiin wali waa ay qabi karaan cudurada STIs ku. Waxaa laga
yaabaa in uu san qofku ogeyn in uu qabo
STI.
qatarada waa weyn ee cuduradaani
sababaan waxaa ugu weyn dhalmo
la'aan joogto ah iyadoona cudura dani si rasmi ah u wax yeeleyna yaan xubnaha
taran ka dhamaan xubnaha taran ka
waxa ay noqonayaan kuwo howl gab ah
sidoo kale hormoonada jirka ayaa
iyaguna waxa ay noqdaan kuwo khal
khala taasi oo keeneysa in hormoonadii jirka kala sara maraan taasi oo ay ka
dhalaneyso dhalmo la'aan joogto ah.
Hormoon ka FSH wuxuu ka qeyb qaataa
kobcinta ugxanta, haddii ugxan sidaha
uusan shaqaynin oo ugaxantii la rabay
uusan soo saareynin waxaa kor u kaco hormoon ka FSH.
Dumarka ka cabanaya dhalmo la'aanta
hormoon kooda FSH na uu
kacsan yahay cilladu waa ugxan sidaha
oo markaa wax yeelo kaga timid jirooyin
ka ay ka mid ka yihiin caabuq ama buro ama galka ukxan sidaha oo biyo galaan
sidoo kale waxa ay dhibaatada ka imaan
kartaa cudurada aan kor ku soo xusnay
sidoo kale waxaa jiraan iyaguna cuduro
iyo cillado fara badan oo markaa
dumarka iyo ragga intaba ku sababa dhalmo la'aan joogta ah kuwaasi oo
badan kooda aan ku soo koobnay aad na
ku arkeyso marka aad gudaha u gasho
page dhalmo la'aanta kor ka eeg .Marka
level ka hormoon ka FSH uu sare u kaco
taasi bedel keeda waxaa dhaceysa in level ka hormoon ka kale estrogen ku
hoos u dhaco bil kasta ukxansidaha
dumarka waxaa uu soo saaraa ukxan
taasi oo macna heedu yahay in xubnaha
taran ka haweenta isu diyaariyo laba
arrimood tii suura gal noqota. 1: in xubnaha taran ku sameeyaan holw
gal uur yeelasho ah waa haddii xiligaa
ukxanta laga soo saaray galka ukxan
sidaha haweenta ay kulmaan gabadha
iyo nin keeda labadooda na yihiin
markaa dad xubna hooda taran ku yahay kuwo caafimaad qaba.
2: haddii ay markaa ukxanta laga soo
saaray galka ukxan sidaha haweenta
ninka iyo xaaskiisa kulmi waayaan
muddo kooban markaa jirka haweenta
waxa uu isu diyaarinayaa dhiiga caadada taasi oo markaa ka dhalaneysa marka
uur imaan waayo waxaa hoos u dhaca
level kii hormoon ka FSH waxaana sare u
kaca level ka hormoon ka estrogen si
markaa uu u soo jajabiyo dhiiga saaran
darbiyada murqaha makaanka dumarka dhiigaas oo markii hore loogu tala galey
haddii uur yimaado in ilmaha ku
beermaya gudaha ilmo galeen ka uu
quuto.
Sidaa aawgeed marka haweentu tahay
qof caafimaad qaba dhalmo deys na aheyn waxaa la rabaa in hormoon ka FSH
uu sare u kaco xilliga ukxanta dumarka
laga soo saarayo galka ukumaha
haweenta kadib markaa haddii uu uur
imaanin oo haweentu la kulmin nin
keeda muddo yar kadib waa in uu hoos u dhacaa level ka hormoon ka FSH taasi
bedel keedana uu sare u kacaa hormoon
ka kale ee estrogen ka si caadada u
imaato ukuntii galka laga soo saaray ee
fuuntada noqotay iyo dhiigii uu quudan
lahaa ilmahii beermi lahaa haddii uu kulan dhaco jirka looga soo saaro kadib
marka caadada dhamaato jirka isu
diyaariyo siduu ku soo saari lahaa ukun
kale process ka bisha xigta.
Sidoo kale waxaa xusid mudan in marka
dumarka dhalmada ka baxaan waxaa hakata caadadii ay heli jireen sababtu
maxey tahay.
Sababta waxa ay tahay sida aan haddaba
kor ku soo sharaxnay waxaa sare u
kacaaya level ka hormoon ka FSH
isagoona markaa aan marna hoos u dhaceynin oo sidaa joogto ku noqonaya
sidoo kalena waxaa hoos u dhaca level
ka hormoon ka kale ee estrogen ka
isagoona markaa aan sare u soo
kaceynin taasi oo ah markaa caksiga
waqtiga haweenta dhalmada ku jirto oo ah in hormoona deeda marna mid level
kiisa sare u kaco mid na level kiisa hoos
aado marka mid sare u kaco level kiisa
mid ka kalena level kiisa hoos aado.
Umuurtan sare u kicida iyo hoos u
dhicida hormoonada oo joogto noqdaan isla markaana is bed bedel sameyn
waayaan waxa ay ka imaaneysaa
ukxansidaha dumarka oo howl gab
noqda shaqada ka fariista taasi oo la
macno in galka ukumaha ee haweenta
wax ukuma ah uu san soo saareynin wax uur iyo dhalmo ah oo markaa jireysana
malaha ilaa xaalada is bedesho xal
daaweyn oo rasmi ah na la helo.
Haddaba haddii aad leedahay
dhibaatooyin la xiriira xagga taran ka iyo
dhalmada isla markaana uur yeela shada aad kala kulantay dhibaato ama
dhaqaatiirta aad la kulantay xubnahaaga
taran ka kaaga sheegeen cillado iyo
cuduro markaa kaa hor taagan dhalmada
ilaa imikana aadan u helin xal caafimaad
oo waara inshaa allaah La soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha
website kan dhaqaatiirta ayaa kuu
diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa
allaah daawooyin kaas oo isugu jiro
daawooyin dib u soo kobcinaya ukxanta
howl gabka ah daawooyin caadada iyo hormoonada saxaya isla markaana
balance gareynaya daawooyin dhamaan
xubnaha taran ka ka sifeynaya infection
nada iyo caabuq yada xubnaha taran ka
daawooyin markaa si rasmi ah u furaya
tuubooyin ka makaanka dumarka iyo daawooyin markaa caawinaya uureysiga
oo dhamaan tood hal daaweyn isku ah
inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si
aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo
tusaaleyn caawimaad inshaa allaah
mahad sanidiin.