TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Saturday 19 May 2012

Howl gabidda xubnaha taran ka xilli hore ma tahay arrin caafimaad ahaan la iska aqbali karo

Dhab ahaantii Aadamiga waxa uu ka
kooban yahay Jismi iyo Ruux Aadanaha
wax fikir ama aqoon ah kama heysto
qaabka ay u
samaysan tahay Ruuxda marka lage
reebo in la sheegi karo oo kaliya noocyada nafta ay u kala baxdo sababtoo
ah Allah S.W ayaa quraan kiisa ku
sheegay in RUUXDA
TAHAY AMARKA EEBE.
Laakiin Binii’aadam ka waxaa Allaah
baray Cilmiga Jismiga ama qaabka uu u samaysan yahay islamar kaana u
shaqeeyo Jirka Aadamiga taasoo Saynis
ahaan loogu yeero (Anatomy and
Physiology).
Hadaba jirka Aadanaha waxa uu ka
kooban yahay bilyano Unugyo ah iyo waliba habdhisyo
kor u dhaafaya toban oo loo yaqaano
(Human systems), waxaana ka mid ah
habdhis yadaasi
habdhis ka taranka (Reproductive
system) oo ay dhaqaatiirta ugu yeeraan Hab dhiska waarida Sinjiga.
Sidaas darteed habdhis kasta waxa uu
leeyahay shaqo gaar ah, tusaale ahaan
hab dhiska Neef sashada (Respiratorty
system) waxa uu leeyahay shaqo gaar ah,
mana dhici karto in Hab dhis shaqa diisa uu fuliyo hab dhis kale, hadiise ay dhacdo
in shaqadiisa ay istaagto waxaa
dhacaysa caafimaad daro wayn, waana
sidaas dhamaan habdhis yada kale
walow ay kala muhiimsan tahay
shaqadooda oo qaarkood la’aan tood nolosha ay san
suuro galaynin, hayeeshee waxay
culumada barashada jirka Aadamiga
isku waafaqeen in cudduro imaanayaan
hadii habdhis gabo shaqadiisa.
U jeedada caafimaad ee qoraal kan ayaa waxaan jecel nahay in aan bulshada
soomaali yeed u iftiimino dhibaatooyin
ka ay leeyihiin shaqo joojinta hab dhis
yada jirka waxaana soo qaadaneynaa
marka hore dhibaatooyin ka soo
waajaha hab dhiska taran ka banii aadam ka oo isagu ah mid ahmiyad weyn
u leh sii jiritaan ka banii aadam ka iyo
dunida ba.
Haddaba waxaa jirta in hab dhiska taran
ka banii aadam ka oo ka kooban
xubnaha taran ka ragga iyo dumarka ay soo waajahaan cuduro iyo xanuuno
badan oo keeni karaan shaqo joojin ku
timaada xubna haasi ha noqoto mid
daran oo ah in dhamaan xubnaha taran
ka sameeyaan shaqo joojin buuxda iyo
mid roon oo ah in xubnaha taran ka xoogaa gaabis ku dhaco Ama qeybo
kamida xubnaha taran ku shaqada
joojiyaan taasina ugu dambeynta waxa
ay keeni kartaa in dhamaan xubnaha
taran ku shaqada joojiyaan sababtoo ah
hordhaca qormadeena ayaa waxa aan ku soo sheegnay in haddii mid kamida hab
dhis yada jirka ee toban ka ahi uu
sameeyo shaqo joojin ama uu ku
yimaado caajis xagga shaqadii alle ugu
tala galey in dhamaan hab dhis yada kale
iyaguna jooji nayaan hab sami u shaqeyn tii hore taasina waxa ay keeneysaa in ay
timaado caafimaad daro guud ahaan
wada saameysa jirka qofka.
In badan waxaad arkeysaa dumar
soomaali yeed oo ka yar da'da 45 ka sano
ee xiliga haween ku galaan dhalmo deys ka ka hor joojiya dhalmada iyo habka
wareega caadada saxda ah oo ah in
haweentu hesho bil kasta caado taasi oo
cadeyn u ah in haweentu 75% xubna
heeda taran ka iyo taran keeduba
caafimaad qabaan balse waxaan aragnaa dumar fara badan oo aanan
helin caadada muddo sanado ama
bilooyin iyagoo aan wali gaarin xilliga
dhalmo deys ka
Oo ka bilaab ma marka da'da haweentu
gaarto sanad ka 45 naad ee cumrigeeda. su'aasha is weydiin ta leh waxaa waaye
dumar kaan iyaga ah ma caafimaad
qabaan?
Ma dhici kartaa in dumar ka aan helin
caadada muddo sanado ama bilooyin in
ay galeen xilliga dhalmo deyska iyagoo aan gaarin da'da 45 ka sano?
Suurta gal ma tahay in haddii haweenta
uu ku dhaco howl gabka hab dhiska
taran ka ka hor xilliga dhalmo deyska in
arrin taasi ku keento caafimaad xumo
muddo dheer soo jiitan ta? Haddii aan ka jawaabno su'aasha hore
dumarka ku sugan xaalada noocaasi ah
isla markaana aan wali gaarin da'da
dhalmo deys ka haddana aaney saxneyn
caada dooda iyo dhalma dooda inta ba
ma aha haween caafimaad qaba haba ahaadeen iyaga kuwo markaa aan
xanuun dareemeynin waayo howl gabka
ukxanta dumarka, dumarka qaarkood
ma dareemaan wax xanuun ah sidoo
kale cudurada qaar ee keena dhalmo
la'aanta iyo howl gabka xubnaha taran ka guud ahaan oo uu yahay kan ugu
sahlan cudurka infection ka ee ku dhaca
xubnaha taran ka kilyaha iyo kaadi
mareen ka cudurada chlamydia iyo
cudurka kale ee jabtada dhamaan
cudurada la isugu gudbiyo xiriir ka galmada intooda badan dumar ka marka
ay ku dhacaan ma muujiyaan wax
calaamado ah sida in ay xanuuno
dareemaan taasi waxa markaa ka
dhalan karta in haween badan iska
waayaan caadadii u imaan jirtay bil walba markaana u qaataan in ay galeen
waqtiga dhalmo deys ka iyadoona
haweenta uu jirkeeda ku jiro cudur
markaa hakad geliyay wax soo saarkii
jirkeeda kadib marka uu cudurka ka
gudbo in uu howl gab ka dhigo xubnaha taran ka haweenta ama ragga ba haddii
markaa cudur dhaliya haasi uu yahay
noole ku tarmay gudaha xubnaha taran
ka isla markaana sababay shaqo ka
fadhiisiga xubnaha taran ka kadib
waxaa dhaceysa in noola ha cudur dhaliya ahi uu u gudbo raaco qul qul ka
dhiiga qofka isagoona markaa weerar ku
qaada xubno kale ama hab dhisyo kale
oo muhiim ah sida maskaxda oo kale
taasi oo keenaysa in markaa qofka ay la
soo daristo caafimaad daro meelo badan oo jir ka kamida kaga timaada marka
jawaabta ayaa ah dumarka iyo ragga ka
hor da'da 45 ka sano xubnahooda taran
ka ay howl gab ka noqdaan 85% waxa ku
keenaya arrin taasi waa cudur nooca uu
doono ha noqdee. Jawaabta su'aasha xigta dumarka ilaa
sanad ka 45 sano ee cumrigooda si saxiix
ah ayey u dhalayaan haddii alle u qadaro
balse su'aasha waxaa ay tahay haweenta
ku dhaleysa da'da 45 sano ma tahay
haweeney caafimaad qabta mise waa haweeney jiran jawaabta saxda ahi
waxaa weeye waa haweeney caafimaad
keedu uu saxiix yahay.
Qodobka ah sabaha keena dhalmo la
aanta waa qodob aad u ballaaran walow
aan hore maqaalo caafimaad uga qornay oo aad ka heli karto webka sida page ka
dhalmo la aanta
Haddana xalka rasmiga ee qodob kaan
ayaa waxa uu ku soo uruura yaa in adiga
naftaada aad is weydiiso horta ma
waxaa tahay qof caafimaad qaba mise waxaa tahay qof jiran?
Haddii jawaab taadu noqoto caadada ma
helin sanado ama bilooyin dhalma
deydana hakad ayaa ku yimid macnaha
hadal kaaga waxa uu noqonayaa in aad
tahay qof xanuun san oo markaa u baahan in dhaqtar uu ogaado xanuun
kaaga rasmiga ee kuu diidaya in caada
daada iyo dhal madaada ba sax noqdaan.
daba gal ka iyo falan qeynta cilla da
haaga iyo xanuuna daada oo aad
dhaqaatiirta u sheegato waxey soo dada jisaa in cilladaada la aqoon sado isla
markaana aad u hesho xal daaweyn oo
kama dambeys ah.
qoraal kan caafimaad waxa uu saameyn
ku leeyahay rag iyo dumar dhamaan inta
u dhaxeysa da'da 20 ka sano ilaa da'da 50 ka sano ee ay haleeleen dhibaatooyin
ka la xiriira xubnaha taran ka sida hoos u
dhaca awooda jinsiga rag iyo dumar
howl gabka xubnaha taran ka iyo guud
ahaan hab dhiska Taran ka rag iyo dumar
tan dambe waxaa ku guda jiraan xaaladahan soo socda.
1: caadada oo la waayo dumarka.
2: caadada oo wareer ta dumarka.
3: howl gabka ukxanta dumarka.
4: khal khal ka hormoonada ku dhaca rag
iyo dumar intaba. 5: xirnaan shaha tuubooyin ka makaan
ka dumarka.
6: xirnaan shaha tuubooyin ka shahwada
soo qaada ragga.
7: howl gabka dareen ka jinsiga rag iyo
dumar. 8: biya baxa deg dega ragga.
9: shahwo yarida ragga.
10: shahwo la'aanta ragga
11: dhicis ka dumarka.
12: yaraan ta iyo la'aanta noola yaasha
shahwada ku jira ragga. 13: tabar yarida raganimada ragga.
14: jimicsiga xad dhaaf ka ah dumarka.
15: unug yada ilmo galeen ka oo dibada
ilmo galeen ka ku kora dumarka. Sidoo kale ragga iyo dumarka waxa ay
wadaagaan qeybo badan oo kamida
cudurada keena dhalmo la aanta iyo
howl gabka xubnaha taran ka iyo guud
ahaan hab dhiska taran ka ragga iyo
dumarka Cuduradaan ayaa noqon kara kuwo ku
koob naada qof kamida labada is qaba
isla markaana qof kaasi uun ku keena
dhalmo la aanta iyo kuwo labadooda ba
wada saameeya isla markaana ku keena
dhalmo la'aan joogto ah. Sidoo kale waxaa jiraan asbaabo kale ee
farsamo oo keeni kara dhalmo la'aan
joogta ah waxaana kamid ah.
1: isticmaal ka mukhaada raad ka guud
ahaan qaad ka iyo sigaar ka iyaga ayaa
ugu horeeya rag iyo dumar ba waa ku keeni karaan.
2: Isticmaal ka daawooyin ka qaar kood
rag iyo dumar ba waa ku keeni karaan
dhalmo la aan joogto ah.
3: aqoon la'aan ka heysata labada is
qabta qaabka ugu fiican in la isugu galmoodo ayaa kamida asbaaba ha
keena dhalmo la'aanta joogtada ah.
4: umuuro ay ka mid ka yihiin dad ka
qaar kiisa oo dhalmo la'aanta ay u
keenaan shayaadiin markaa jirkiisa ku
jira iyo iyadoo la arkay dad badan oo la sixray oo markaa sixirkii dhasha ka hor
istaagay marka laga daaweeyayna uu
ubad helay marka nooc yo kamida
sixirkana dhalmo la'aan joogto ah ayuu
keenaa.
Haddaba haddii aad tahay qof xanuun san rag iyo dumar ha ahaado xanuun
kaaga mid saameynaya hab dhiska taran
ka ama hab dhis yada kale ee jirka banii
aadamka ama ay jiraan dhibaatooyin la
xiriirta xagga taran ka dhalmo la'aana ay
jirto ama xubnaha taran ku yeesheen cillado iyo shaqo joojin markaa sabab u
ah dhalmada in hakad uu ku yimaado
ama ay jiraan cuduro markaa caqabad ku
ah nolosha iyo taran ka banii aadam ka
la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha
website kan dhaaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa
allaah xarumaha caafimaad ka ee
website kani waxaa diyaar idiin kugu ah
ilaa 40 dhaqaatiir oo 8 kamida ay ku
takhasuseen dhamaan cudurada iyo
cilladaha la soo darsa hab dhis ka taran ka iyo guud ahaan ba xubnaha taran ka
banii aadam ka la soo xiriir dhaqaatiirta
si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo
tusaaleyn caawimaad inshaa allaah
mahad sanidiin.