TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Wednesday 11 June 2014

WAA MAXAY CHOLESTEROL CUDURRO IYO XANUUNO SE MA KEENI KARAA

Cholesterol waa dufan jirku uu u baahan yahay inuu ku shaqeeyo magaca cholesterol waxa uu leeyahay oo uu isugu jiraa 3 eray oo isa saaran waxa ayna kala yihiin sidan soo socota. 1: chole, oo ah (bile) 2: stereos, oo ah (solid) 3: ol, oo ah (alcohol) cholesterol waa hydrocarbon organic molecule.Waxaa lagu sameeyaa beerka waxaana laga helaa cuntada ka timaadda xoolaha, sida hilibka, ukunta, waxyaabaha caanaha laga sameeyo iyo subagga. Haddii cholesterol fara badan uu jirka ku jiro wuxuu noqon karaa mid waxyeelo gaarsiiya jirkaaga wuxuuna kordhin karaa halista aad ugu jirto in ay kugu dhacaan cudurrada wadnaha siiba waxaad Halis weyn ugu jirtaa in cholesterol ka dhiigaaga ku jira uu sarreeyo haddii: 1: Jirkaagu uu sameeyo cholesterol fara badan 2: haddii aad cunto cunno uu dufanka cayriin iyo cholesterol ka ay ku badan yihiin 3: haddii aad qabto cudurka sonkorowga 4: haddii heerka qanjirka dheecaan ka thyroid ka uu hooseeyo waxaana loo yaqaanaa (hypothyroidism) 5: haddii aad qabto qaar kamida cudurrada kilyaha. Waxaa jiraan 3 nooc oo dufan ah oo dhiiggaaga ku jira: 1:Dufanka Cufkiisu Sarreeyo High Density Lipoproteins waxaana loo soo gaabiyaa (HDL) waxaana loo yaqaanaa cholesterol ka wanaagsan (good cholesterol) faaiidada uu u leeyahay jirkaaga waxa ay tahay wuxuu cholesterol ka dheeraadka ah ee qofka cudurada ku sababa ka qaadaa dhiiggaaga wuxuuna ku celiyaa beerka si markaa jirkaagu uu u awoodo inuu uga takhaluso dufanka dheeraadka ah. 2: Dufanka Cufkiisu Hooseeyo Low Density Lipoproteins waxaa loo soo gaabiyaa (LDL) waxaana loo yaqaana cholesterol ka xun (bad cholesterol) cholesterol kaan xun marka uu dhiiggaaga ku jiro wuxuu ku kordhaa oo uu soo dhex galaa marinnada dhiigga ama xidida dhiiga Tani waxa ay sababi Kartaa ama keeni kartaa in marinnada dhiiggaagu ay ciriiri noqdaan iyadoo caqabad ku noqoneysa socodka dhiigga ama qul qulka dhiiga ee xididada dhexdooda toos u dhax mari lahaa. 3: Triglycerides Cunidda carbohydrate fara badan waxay kordhin kartaa ama sabab u noqon kartaa in jirkaaga uu ku kordho heerka triglyceride taas oo sabab u noqon karta in uu sara maro cholesterol ka xun. Heerarka Dufannada dhiigga waxaa lagu ogaadaa baaritaan dhiigag qofka laga qaado. Natiijooyinka baaritaan ka waxa ay kuu sheegayaan heerka guud ee cholesterol ka dhiiggaaga sida. 1: qofka caafimaad ka qaba xaddiga cholesterol ka dhiigiisa ku jira total ahaan waxaa laga rabaa wixii ka hooseeya. 200 mg/dl ama wixii ka hooseeya 5.2 mmol/L Xadiga kama dambeysta ee cholesterol ka qofka caafimaadka qaba dhiigiisa ku jiri kara waa sidatan. 200 ilaa 239 mg/dl ama 5.2 ilaa 6.2 mmol/L. Xaddiga saaidka ka ah ee cholesterol ka sarreeya dhiiga qofka ku jira waa sidatan. 240 mg/dl ama 6.2 mmol/L iyo wixii ka badan. Xaddiga qofka caafimaadka qaba ee cholesterol ka wanaagsan (HDL) waxaa laga rabaa sidatan. 70 ilaa 60 mg/dl ama 1.6 ilaa 1.8 mmol/L. ka badan 70 ma wanaagsana. Dadka uu jirkooda ku badan yahay cholesterol ka xumi isla markaana qatar weyn ugu jira cudurada wadnaha xaddiga cholesterol ka xun waa sidatan. Wixii ka hooseeya 70 mg/dl ama 1.8 mmol/L waa dadka qatarta weyn ugu jira cudurada wadnaha waxaa laga rabaa in uu noqdo sidatan. 100 ilaa 129 mg/dl ama 2.6 ilaa 3.3 mmol/L. Wuxuu xad ka bax noqdaa oo aad u sara maraa marka uu gaaro heerkan. 190 mg/dl ama 4.9 mmol/L iyo wixii ka sareeya. Cabirka Triglyceres ee qofka caafimaadka qaba waa sidatan. 150 mg/dl ama 1.7 mmol/L iyo wixii ka hooseeya aad ayey u fiican tahay Xaddiga qofka uu dhiigiisa aad ugu badan yahay dufanka noocan waa sidatan. 500 mg/dl ama 5.6 mmol/L (waa very high) Baaritaan ka dhiiga ee cholesterol ka waxaa lagu magacaabaa sidatan. Cholesterol levels Lipid panel ama lipid profile Waxaana loo baaraa qeybahan soo socda. Total cholesterol HDL cholesterol LDL cholesterol Triglycerides Triglycerides waa nooc kamida dufanka waxaasi kordhiya siyaadiya wax yaabaha mac macaanka ah iyo cabista alcohol lada ama khamriga. Sida ugu wanaagsan marka la baarayo cholesterol ka ayaa waxa ay tahay in qofka uusan wax ba cunin 9 saacadood ilaa 12 saacadood wax aanan aheyn biyaha caadiga ma ahee. Hubinta iyo la socodka heerarka kala duwan ee cholesterol ka jirka banii aadam ka sameeyo ayaa waxa ay tahay gaashaan ama difaac adag oo uu qofka xilli hore kaga gaashaamanayo cudurro badan siiba cudurrada ku dhaca wadnaha iyo xididada oo iyagu maalmahan noqday kuwo aad ugu soo batay caalamka gaar ahaan bulshada soomaalida inshaa allaah waxaana jecelnahay inaan dadkeena soomaalida u iftiimino in qabista ama heysashada cudurka dhiig karka iyo in qofka uu la socdo xaaladaha la xiriira cholesterol ka jirkiisa ay kala gaar tahay sababtoo ah qofka marka uu qabo cudurka dhiig karka taasi macnaheeda ma ahan in qofka uu ka hortagayo in ay ku dhacaan cudurada ku dhaca wadnaha sababtoo ah waxaaba ku dhacay cudurka dhiig karka oo isagu waa qof waqti hore ba loo dhacay oo waxaa ku dhacay mid kamida cudurada ka dhasha kororka cholesterol ka xun sidaa aawgeed waxaa laga doonayaa dadka caafimaadka qaba ee da'dooda ay tahay 30 jirka iyo ka weyn ba in ay waqti hore bilaabaan la socodka cholesterol ka jirkooda ku jira iyo hadba kororka uu mid kasta oo kamida 3 da nooc ee dufanka ah ay sameynayaan. Haddii qofka lagu sheego in uu leeyahay jirkiisa xaddi aad u badan oo cholesterol ah ama uu jiro sare u kac nooc kamida noocyada dufanka jirka waa cholesterol ka ee waxaa waajib ah in qofka uu si deg deg ah isaga daaweeyo arrintan waxa ay gacan buuxda qofka ka siineysaa in uu waqti hore sameeyo ka hortag ah in ay yimaadaan cuduro badan oo badan kooda asiiba wadnaha kilyaha maqalka iyo aragga. Xubnaha muhiim ka ah ee wax yeelada uu gaarsiiyo cholesterol ka jirka ku bata waxaa kamida. 1: wadnaha 2: Maskaxda 3: kilyaha 3: sambabada 4:xididada dhiiga Iyo xubno kale oo aad u fara badan. Daaweyn rasmi ah oo jirkaaga ka saareysa guud ahaan cholesterol ka siyaadada ku ah jirkaaga isla markaana jirkaaga siineysa tababar uu si dabiici ah ugu kontaroolo xaddiga cholesterol ka ee jirkaaga uu sameynayo daawooyin kan ayaa jirkaaga u suura galinaya in uu hoos u dhaco kororka siyaadada ee guud ahaan ba cholesterol ka jirkaaga uu sameynayo ama uu ka soo nuugayo cuntooyin ka aad isticmaasho sidoo kale daawooyin ka waxa ay kor u qaadayaan cholesterol wanaagsan sidoo kale waxa ay hoos u dhigayaan cholesterol ka xun ee cudurada sababa daaweynta rasmiga ah sidoo kale waxa ay faaiido weyn u leedahay dadka qaba cudurka dhiig karka noocyadiisa kala duwan marka laga reebo nooca loo yaqaano (secondary hypertension) oo isagu ay sababaan xaaladahan soo socda midkooda. 1: cudurada kilyaha ku dhaca qaarkood sida dhagxaanta kilyaha 2: cudurada ku dhaca halbow layaasha dhiiga ee wadnaha. 3: cudurada ku dhaca wadnaha qaarkooda. 4: cudurada ku dhaca endocrine system ka. 5: xilliga haweenku uurka leeyihiin 6: cudurka sonkorowga Iyo xaalado kale oo badan haddii se sababta ama cudurka sabab u ahaa in uu imaado la daaweeyo qofka waa uu ka bogsoodaa isagoon laga daaweyn. Dhiig karka kale ee isagu ah cudurka dhiig karka ee rasmiga waxaa lagu magacaa baa Essential hypertension ama primary hypertension sababaha keena cudurkan waxaa kamida 1: dhaxal in aad ka dhaxasho qoyskaaga sida hooyo iyo aabe awoow iyo ayeeyo iyo wixii lamida (genetics). 2: isu dheeli tir la'aan xagga cuntada qofka oo aanan cunin cunto isu dheeli tiran (poor diet). 3: qofka oo aanan sameyn jimicsi training (lack of exercise). 4: buurnida, iyo qofka oo yeesha culeys miisaan oo badan (obesity). iyo dhamaan xaaladaha aan kor kaga soo hadalnay oo dhan inshaa allaah waxaad kaga kaaftoomeysaa daaweynta rasmiga ee ay kuu diyaariyeen xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirta ka howl gasha website yadan daawooyin ka waa kuwo qofka si sahal ah u qaadan karo mana laha wax dhibaato (side effects) ah oo ay leeyihiin bi idni llaah na waa kuwo soo afjaraya dhamaan ba xanuunada la xiriira cholesterol ka dhiig karka xeydha buurnida dadka qaba xanuunada la xiriira wadnaha dadka qaba xanuunada la xiriira halbow la yaasha iyo xididada waxaana kuu diyaariyeen isla markaana kugu dabiibaya dhaqaatiirta xarumaha caafimaadka bi idni llaah. xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirtooda ayaa markasta u taagan daaweynta cudurada guud iyo kuwa gaarka ah xarumaha caafimaadka iyo dhaqaatiirtooda ba waxa ay xoogga saaraan daaweynta iyo xal u helida cudurada bulshada soomaalida siiba cudurada dadka soomaalida ku dhaca kuwa ay iska dhaxlaan kuwa ay isu gudbiyaan iyagoo u diyaariyay daawooyin rasmi ah tayadoodana sareyso cudurka loogu talagaleyna si rasmi ah u daaweynayaan bi idni llaah Haddaba haddii aad tahay qof xanuun sanaya xanuun kaaga uu yahay mid in badan soo jiitamay isla markaana wali aadan u helin xal daaweyn oo rasmi ah ama ay jirto cillado xagga caafimaad ka oo kula darsay sida cilladaha xagga taranka guud ahaan ama ay jirto dhibaato kasta oo xagga caafimaad ka kaa soo food saartay ama qofka xanuun sanaya uu yahay qof ka mida ehel kaaga asxaab taada la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah oo aad ku heleyso waqti kooban wax tar koodana la hubo inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta iyo xarumaha caafimaadka si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.