TOOS ULA XIRIIR DHAQAATIIRTA TELEFOONKA +16468272744 AMA +16314883563

VIBER +16468272744 AMA +447441954777
WHATSAPP +16468272744 AMA+447441954777
WAXAA KALE OO LOO ADEEGSAN KARAA WICITAANKA TOOSKA EE DHAQAATIIRTA


WAAD MAHAD SAN TIHIIN

WAXAAD SI TOOS AH NAGA LA SOO XIRIIRI KARTAAN TELKA +16468272744 AMA +16314883563

WHATSAPP WAA
+16468272744 AMA

+447441954777

WAAD MAHAD SAN TIHIIN

VIBER KU WAA +16468272744 +447441954777 XIRIIRKA TOOSKA WAA +16468272744 +16314883563

+16468272744 AMA +447441954777 MAHAD SANIDIIN

WAXAAD NAGA HELEYSAAN WhatsApp NUMBERKA AH +447441954777

WhatsApp KU WAA +447441954777

AMA +16468272744

HADDII WICITAAN KA MAREYKANKA FREE KUU YAHAY AMA AAD ADEEGSATO VIBER KA

WAXA AAD NA GA LA SOO XIRIIRI KARTAA TEL KA AH +16468272744 ISLA NUMBER KAN AYAAD ADEEGSAN KARTAA HADDII AAD ISTICMAASHO VIBER

WAXAAD DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA ADEEGSO VIBER NUMBER +16468272744

Waxaad dhaqaatiirta kula kulmi kartaa online ka adigoo adeegsanaya fariin qoraal ah emailada kala ah nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@doctor.com nalasooxiriir@consultant.com Mahad sanidiin

LA SOO XIRIIR DHAQAATIIRTA WEBSITE KANI

WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KALA SOO XIRIIRI KARTAAN TELEFOON NUMBERADA KALA AH +16468272744 AMA KAN KALE EE AH +447441954777 TELEFOON KA FIXED KA AH WAA +390918777633 CINWAANADA EMAILKA KALA AH nalasooxiriir@live.com nalasooxiriir@gmail.com nalasooxiriir@yahoo.com SIDOO KALE WAXAAD SI TOOS AH DHAQAATIIRTA KULA KULMI KARTAA ONLINE KA WAQTI KAMIDA 24 KII SAAC CINWAAN KU WAA nalasooxiriir@gmail.com MAHAD SANIDIIN.

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD

DAAWEYNTA DHAMAAN CUDURADA GUUD
Xarumaha caafimaad ka website yadan ayaa kuu diyaariyeen daaweyn rasmi ah inshaa allaah dhamaan xarumaha caafimaad ka iyo dhaqaatiir tooda ba waxa heegan buuxa u yihiin sidii ay u caawin lahaayeen dadka soomaaliyeed ee xanuun sanaya meel kasta oo ay dunida ka joogaan daawooyin iyo daaweyn rasmi ah waxaa diyaar idiin la ah dhamaan xarumaha caafimaad ka ee website yadan la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho xal caafimaad oo waara inshaa allaah mahad sanidiin.

WE TREAT GOD HEALS

WE TREAT GOD HEALS

Monday 23 April 2012

Hurdo la'aanta

Hurdo la’aanta waxaa caafimaad ahaan loo yaqaanaa (insomnia) waxaana ku jirta dhibaato kasta oo keenaysa hurdo la’aan hurdada oo aan lagu raagi karin ama waqti hore oo laga tooso hurdada subaxii ama ka hor subaxii. arrimaha sababi kara hurdo la’aanta waxa ka mid ah: 1: sabab la xiriirta Cudur. 2: dareemid dareen murugo leh. 3: Walaac iyo Isku buuqid qofka heysata. 4: isticmaal ka caffeine ta ama wax yaabaha ay ku badan tahay. 5: isticmaal ka Khamriga ama maan dooriya yaal ka qeybahiisa kala duwan. 6: isticmaal ka Daawooyin ka qaar kood. 7: Sigaar-cabidda badan 8: qalad xagga dhaqan ka hurdada oo xun sida maalintii oo waqti gaaban loo seexdo. 9: Seexa shada meel leh iftiin ama ay ka jiraan qaylo iyo buuq. 10: Goor hore oo la seexdo sida ka hor xilliga maqrib kii. 11: waqti badan oo lagu soo jeedo sariirta korkeeda sida qofka oo sameynaya aqris badan ama daawanaya tv iyo wixii lamida. 12: qofka oo dareema dareen cabsi leh isagoona ka wel wel qaba dareen ka cabsida ee la soo darsay.13: dadka qaar kiisa ee qaba stress ka nooca negative ka loo yaqaano ayaa iyaguna hurdo la aan soo waajahi kartaa. 14: nooc yo kamida sixirka ayaa iyagana sababa hurdo la,aanta. 15: sidoo kale dhiig la,aanta ama (anemia) da ayaa iyadana sababta hurdo la,aan la soo darista qofka. Haddaba haddii aad leedahay hurdo la,aan joogto ah isla markaana aysan kuu keeneynin asbaabaha fudud ee xagga dhaqan ka ah oo aad wax ka bedeli karto ama uu jiro cudur macluum ah oo kugu sababaya hurdo la,aanta la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.

Tuesday 17 April 2012

Waa maxay cudurka biijada

cudurka (Biijada) waxaa loo yaqaanaa (angular stomatitis ama angular cheilitis). hadii aan sii sharaxno waa nabro gaduudan ama
dilaac ama jeex jeex ku yaala geesaha faruuraha ama afka. Biijada waxaa sababa wax yaabo badan waxaana ka mid ah:
1: infection nada ka yimaada cudur iyo caabuq dhaliya yaasha loo yaqaano fungi ga sida candidal iyo qaar kamida bacteria yada sida staphyloccocol.
2: dhiig la'aan ta ka timaada maadada birta oo jirka ku yaraata (iron deficiency) ama anemia.
3: vitamins yada oo jirka ka nus qaamaan gaar ahaan kuwa ( B2- riboflavin, B9-folate or B12 cobalmain).
4: caruurta waxaa iyagana ku sababi kara marka geesaha afka ee iska qaniinaan ama suulka nuugaan ama faruuraha jiid jiidaan.
5: sidoo kale biijada waxaa sababi kara maadada loo yaqaano (Zinc) oo jirka ku yaraato.
6: sidoo kale waxaa jirta nooc kamida nooc yada biijada oo ay sababaan cudurada gaaska iyo qaar kamida cudur dhaliya yaasha gooryaan ka loo yaqaano.
haddaba haddii aad isku aragto cudurkaan dhibaatana uu kugu hayo xal daaweyn rasmi ah na aad u weysay la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa allaah mahad sanidiin.

Thursday 12 April 2012

Waa maxay cudurka psoriasis

Waa maxay cudurka ”psoriasis”
Psoriasis waa cudur haragga ku dhaca
isla markaana qofka ku raago.
Dalka sweden kaliya wuxuu cudurka
psoriasis ku dhacaa dad tirodooda
Ay gaareyso 250, 000 qof. Astaamaha cudurka lagu garto waxaa ka
mid ah.
1: calaamado gud guduudan oo ku
daboolan qolof midab keeda cad yahay.
arrin taas oo ka imaaneysa nudaha
hargaha oo u dhismaan hab aan caadi ahayn.
2: Calaamadaha Psoriasis waxay ka soo
yaacaan haragga, hase yeeshee waxay u
badan yihiin suxulka jilibka bartamaha
oogada iyo maskaxda.
3: finan ka soo yaaaca haragga kil kisha gumaarka iyo saxaax da qofka oo soo
guduudato. sidoo kale cudurkaan wuxuu
weeraraa gacmaha lugaha cidiyaha.
waxaa la aamin san yahay in cudurka
psoriasis u yahay cudur hoos u dhiga wax
tarka difaaca jirka. Taaso iyada na dusha ku sidata fash fash ka haragga una
badan dhan ka kala goysyada.
Cudurka kale ee ka dhex dhasha
cudurkaan isla markaana gaar ahaan ugu
dhaca kala goysyada waxaa lagu
magacaabaa psoriathritis Maxaa keena cudurka psoriasis?
Sababta cudurkaan keenta wali la ma
yaqaano Hase yeeshee, waxaa moodaa in
sinjiga (generna) uu
kaalin weyn ku leeyahay abuurmidiisa.
Wax yaabaha kale ee cudurka sababi kara waxaa ka mid ah qaar kamida
cudur dhaliya yaasha sababa cudurada
iyo sidoo kale wal wal ka iyo walaaca
badan.
Yuu ku dhacaa cudurka psoriasis?
qof kasta iyo da’ kasta ayuu ku dhici karaa cudurka.
Hase yeeshee, wuxuu badan ku dhacaa
da’ yarta, kuwaa soo uu ku dhaco
cudurka inta ay san dhameysan 25 sano .
Xitaa carruurta wuu ku dhici karaa,
laakin se ma badna oo waa dhif. Tirada dumarka iyo ragga uu cudurka
Psoriasis ku dhaco waa isku mid.
Ma la is qaadsiin karaa cudurka
psoriasis?
cudurka psoriasis la is ma qaadsiiyo.
Ma la iska daaweeyn karaa cudurka psoriasis?
haa bi idni llaah cudurka psoriasis waa la
daaweyn karaa xarumaha caafimaad ka
website kan ayaa ku guuleystay al xamdu
lillaah in ay cudurkaan u helaan daaweyn
rasmi ah. Waa maxay psoriathritis?
Psoriathritis waa hurgun ka ama
caabuqa ama infection ka ku dhaca
kala goysyada oo cudurkaan sababo
keeno.
Qiyaastii 30% bukaanada uu ku dhaco cudurkaan waxay la kulmaaan dhibaato
ka mid ah hurgunka kala goysyada
seedaha iyo murqaha.
calaamadaha cudur kaan waxaa kamida
1: xannuun kala goysyada ah
2: adkaasho seedaha iyo murqaha ah 3: dareemid daal badan.
Dhibaatooyinka psoriathritis waxaa kale
oo ka mid ah faraha cagta iyo kala goys
yada faraha gacanta oo soo barrara.
Waxaa kale oo caadi ahaan lagu arkaa
dad ka qaba cudurkaan hurgun ka ama infection ka kala goys yada iyo laf
dhabarta. Haddaba haddii aad leedahay
dhibaatooyin la xiriira cudurkaan isla
markaana aad kala kulantay xanuun iyo
dhibaatooyin la xiriira xanuunada iyo
caabuqa haragga kala goys yada walina aadan helin daaweyn rasmi ah ama uu
jiro xanuun iyo cudur dhibaato kugu haya
iyo dhamaan cilladaha caafimaad daro
ee banii aadam ka la soo gud boonaato
la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha
website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa
allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u
hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn
caawimaad inshaa allaah mahad
sanadiin.

Friday 6 April 2012

Waa maxay stress ka

Stress ku waa cadaadis xagga maskaxda ah stress ku wuu kala duwan yahay islamarkaana siyaabo kala duwan ayuu ku yimaadaa. Dadku sida stresska ay u qaabilaanna waa ay kala duwan tahay. Stress ku waa qeyb ka mida nolosha banii aadam ka wuxuuna naga saacidaa isla markaana na siiyaa firfircooni marka xaalad adagi ay nala soo daristo tusaale Marka qofku rabo inuu waqti kooban ku sameeyo (qabto) howl iyo waaji baad badan ayaa jirku isku diyaari yaa in uu qabto shaqadaas muhiim ka ah isagoo jirku soo daayo dhacaamo (hormones) jirka kicinaya arrin taas oo keenaysa in qofka ku dhashaan noocyo stress ah si qof ka uga dabaasho una fuliyo arrinta iyo howsha culus ee soo food saartay Taasina waxay muhiim u tahay qofka si uu uga dabaasho nolosha isbed bedel keeda Waana reaction ama falgal caadi ah oo u wanaagsan qofka Matalan haddii ay xaalad adagi sida cabsi oo kale ay qofka soo wajahdo waxaa ziyaada (kordha ama bata) garaaca wadnaha cadaadis ka dhigga qofkana kor ayuu u kaca waxaana badanaaya arrintaana waxaa ka dhasha foojig naanta qofka si xaaladaas adag ama cabsi jir ahaan iyo maskax ahaan ba looga hortago (loo joojiyo).
Stress ka waa laba nooc.
1: nooc fiican (posativ stress) iyo
2: nooc xun (negative stress)
Stress ka fiican:
haddii qofka waaji baadka shaqada uu damacno in uu si dhaqso leh isaga dhameystiro stresska ayaa ka caawinaaya inuu siiyo tamar iyo awood dheeraad ah oo u suuraa gelineysa in qofka si dhaqsa ah ku dhameystiro howlahiisa marka stress kaasi haddii uu qiyaas ku socdo jirka iyo maskaxduna si dheli tiran ay u wada shaqeynayaan markaa nooca stress kani waa kan caadiga ah oo la oran karo stress ka fiican (postive stress)
Stress ka xun.
Haddiise qof ku uu xukumi waayo stress kaas oo miisaanka wada shaqeynta jirka iyo maskaxdu ay meesha ka baxdo waxaa imaanaya stress ka jirrooyin ka keena waana kan lagu magacaabo stress ka xun (negative stress).
Maxaa keena stress ka?
stress ka waxaa keena qofka oo dusha iska saara ama cid kale ay dusha ka saarto wax uusan awood ahaan qaban karin ha ahaato xag dhaqaale ama xag shaqo haddii arrintaas waqti dheer ay socotana waxay wax u dhimeysaa caafi maadka maskaxda iyo jirka qofka. Maxaa lagu gartaa sterss ka xun (negative stress)
Qofka uu ku dhaco cudurka stress ka xun waxaa calaamado iyo astaamo u ah oo lagu gartaa.
1: hurdada oo ku yaraata qofka.
2: concentration ka qofka oo hoos u dhaca.
3: daal badan.
4: farxadda oo qofka ku yaraata,
5: xasuus yari.
6: nasaho laáan xagga jirka iyo maskaxda xitaa hadduu qofku uusan waxba qaban.
7: qofka oo jirka xannuun ka dareemo.
8: mararka qaarna madax xannuun lagu arko.
9: xanaaq badan.
10: dulqaad laáan.
Sidee qofku ku yareyn karaa ama uga hortagi karaa Stress ka xun.
1: Haddii stress xun hayo qofka waxaa muhiim ah inuu isweydiiyo sababta keentay stress kaas kaddibna uu wax ka beddalo sababta keeneysa. Tusaale haddii ay tahay xagga dhaqaalaha waa in qofku isu miisaamaa dakhliga soo gala iyo kan ka baxa oo qofku gartaa inuu wax aanu hayn maskaxda isaga mash quulinin laakiin si macquul ah uu ugu dadaalo sidii duruufa haas uu uga bixi lahaaa isagoo ALLAH wakiila naya.
2: Haddii ay tahay sababta keenaysa stress ka xumi xagga shaqada waa in qofka uu qabtaa intii awooddiisa ah isagoo la tashanaya shaqo bixiyaha uu u shaqeeyo.
3: Haddii stress ku ku yimid dhibaato xagga qoyska qofka ka heysata waa in xal loo helaa dhibaata daasi.
4: in laga fogaado muqaada raadka sida qaadka sigaar ka iwm.
5: Waxaa sidoo kale yareeyaa stess ka jirka oo la dhaqaajiyo sida jimicsiga, orodka socodka iwm. Stress ku sabab ma u noqon karaa in qofka ay ku dhacaan cudurro kale? cudurrada uu stress ku keeni karo waxaa ka mida.
1: Dhiig karka.
2: sonkorawga.
3: wadna xannuunka.
4: cudurka buufiska.
5: nabarada coloosha iyo mindhicirada cudurka gaaska.
6: waalli iyo caafimaad darro kale. Culeyska ama miisaanka qofka oo zaaid ah ma keeni karaa stress.
miisaan ka zaaid ka ah iyo Buurnida iyagaaba jirka ku ah stress Waxaa cilmi baaris lagu ogaaday in qofka buurani uu ka stress badan yahay qofka miisaankiisu caadiga yahay.
Haddaba haddii aad leedahay dhibaatooyin la xiriira cudurka stress ka ama cudurka stress ka kugu hayo dhibaato caafimaad isla markaana uu kuu keenay dhibaatooyin caafimaad oo xagga jirka iyo maskaxdaba leh ama uu jiro cudur ama xanuun kugu hayo dhibaato isla markaana kugu beeray stress iyo isku mashquulid aan sax aheyn ama ba ay jiraan cuduro iyo xanuuno kale isla markaana dhibaatooyin caafimaad kugu haya la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah talo iyo tusaaleyn caawi maad inshaa allaah mahad sanidiin.

Tuesday 3 April 2012

Waa maxay cudurka ku dhaca dumarka ee vaginitis

cudurka dumarka ku dhaca ee vaginal
Infection oo ah caabuqa ama infection
ka ku dhaca xubin ka taran ka haween
ka ee farjiga ayaa ah cudur dhib badan
ku haya dumar badan isla markaana kala
kulmaan dhibaatooyin badan oo isugu jira xanuuno nadaafad xumo cun cun
joogta ah iyo dhibaatooyin kale sida
kaadida oo dhibta kaadida oo xanuun
jisa kaadida oo gubta xanuun ay kala
kulmaan galmada dhibaatooyin la xiriira
dhalmada iyo kuwo kale oo badan. Dhibaatooyin ka uu keeno cudurkaan ku
dhaca xubin ka taran ka haweenka ee
farjiga waxaa kamida.
1: Caabuq ama infection ku dhaca Hoosta
Haweenka (farjiga).
Caabuqa ama jeermis ku dhaca hoosta haweenka loona yaqaano(vaginitis) waa
xajiin ama cun cun ku dhaca hoosta
haweenka oo sababa keena isbeddelo
aaney haweenta hore u lahaan jirin sida
1: dheecaan hoosta ama farjiga
haweenta ka yimaada. 2: cuncun gudaha xubinka taran ka
haween ka ah mar marka qaarna gudaha
iyo dibada xubinka farjiga.
3: ur ka soo baxda xubin ka taran ka
haweenta iyo calaamado kale.
Haweenka uu ku dhaco cudurkaan badan koodu waxay leeyihiin dheecaan hoosta
farjiga ka yimaada Dheecaan kaasi waxa
uu hoosta haweenka ka dhigaa meel
nadiif ah oo qoyan. Dheecaan ka ka
yimaada haween ka qaba cudurkaan
waxa uu leeyahay ur khafiif ah midab kiisuna waa saafi,
cadaan ama hurdi ah. Waxa laga yaabaa
inuu ku reebo kastuun ka dumarka uu ku
dhacay cudurkaan midab ah hurdi marka
uu ku qalalo kastuun ka. Waxa laga
yaabaa in dumarka qaba cudur kaan yeeshaan dhawr maalmood oo ka
soconayo dheecaan badan oo saafi ah, oo
simbiriirixo leh xilliga badanaa uu ku
aadan yahay na waa kala-barka caado
bileed ka. Waxay tani dhacdaa
marka ukun-sidaha haweenta soo daayo ukun.
Calaamadaha cudurkaan waxaa kamida.
dumarka uu ku dhaco cudurkaan Waxa
ay yeelan karaan mid ka mid ah, ama in
ka badan calaamadahan marka uu jiro
caabuqa fash fashka farjiga haweenka: 1: Isbeddel ku dhaca xadiga, midabka
ama urta dheecaanka farjiga haweenka
2: Cuncun ama gubasho agagaarka
farjiga haweenka.
3: Kaadida oo gubta haweenta.
4: Kaadi qabashada oo soo badata 5: Nabaro ama finan ka soo baxa
agagaarka daloolka farjiga.
6: Galmada oo xanuun haweenta ku
qabata.
7: Qarqaryo ama qandho ay dareento
haweenta. 8: Xanuun caloosha ah ama majiir
caloosha ah.
haddii aad leedahay mid ka mid ah
calaamadahan soo socda xaalada
haweenta waa qatar waxeyna u baahan
tahay daaweyn deg deg ah. 1: caabuqa ama fash fash infection oo
daran.
2: dhiig xagga farjiga ka yimaado oo
badan
3: qandho aad u daran.
4: xanuun dhabarka iyo ubucda ah oo aad u daran.
5: wareer iyo kor olol.
cudurkaan dumarka ku dhaca gaar
ahaana ku dhaca xubinka taran ka
haweenta ayaah cudur ay isu gudbin
karaan labada is qaba ee reerka sidoo kalena wuxuu saameyn ku yeelan karaa
ilmaha uurka gala kadib marka ay
hooyadu qaado jeermiska keena
cudurkaan balse cudurkaan ayaa ah
cudur si fudud loo daaweyn karo waqti
koobana la daaweynayo inshaa allaah. wax yaabaha laga doonayo in ay
sameeyaan dumarka cudurkaan uu ku
dhacay mar kasta waxaa kamida. 1:
Qubeyso maalin kasta oo si fiican u
nadiifi agagaarka farjiga.
2: Goobta ka dhig mid qalalan intii suurogal ah.
3: waa inaad isticmaashaa kastuumo.
4: Isticmaal suufka hoosta lagu xiro
(sanitary pads) haddii dheecaan
badan uu jiro Ha isticmaalin suufka
galiska tambooniga ah (tampons) si uu u nuugo dheecaanka.
5: haweenta uu ku dhaco cudurkaan iyo
seygeeda waxey u baahan yihiin
daaweyn wadajir ah sababta oo ah
noocyada caabuqa ama infection ka
farjiga haweenka waxa la isugu gudbin karaa taabasho galmo.
Haddii aad isku aragto caabuqa ama
infection ka farjiga haweenka oo soo
noq noqda waa inaad sameysaa talooyin
kan si looga hortago soo noq noqoshada
infection kaan: 1: Iska ilaali in jeermis ka ku jira
saxarada in aad ku fidisid gaarsiisid
farjiga meesha laga saxaroodo.
2: Kadib marka aad saxarootid
masaxaada ka bilaw xagga hore oo u sii
wad xagga dambe, adiga oo ka fogeynayaa xagga farjiga.
3: Si fiican u nadiifi dibnaha ama
bishamaha farjiga kana dhig goobta
mid qalalan intii suurtogal ah.
4: Iska ilaali saabuunaha lagu
xajiimoodo, buufinta hoosta haweenka waraaqaha musqusha ee cadareysan
ama suufka galiska ama tambooniga
cadareysan.
5: Qalabka lidka uurka sida giraanta
(diaphragm) iyo qalabka lagu mariyo
alaabta dilista manida (spermicidal applicator) ku dhaq biyo kulul oo
saabuun leh oo si fiican u biyo
raaci.Haddaba haddii aad leedahay
xanuun kan iyo dhamaan xanuunada la
xiriira xubnaha taran ka rag iyo dumar
ka ama aad isku aragtay calaamadaha cudurkaan ama ay jiraan xanuuno kale
oo aad kala kulantay dhibaato inshaa
allaah la soo xiriir dhaqaatiirta ka howl
gasha website kan dhaqaatiirta ayaa kuu
diyaarisay daaweyn rasmi ah inshaa
allaah la soo xiriir dhaqaatiirta si aad u hesho daawo rasmi ah si aad u hesho
talo iyo tusaaleyn caawimaad inshaa
allaah mahad sanidiin.